Jiil Foundation

Jiil Foundation “Jiil Foundation waa hay’ad madax-bannaan oo aan faa’iido doon ahayn, una heellan horumarinta dhalinyarada iyo bulshada Soomaaliyeed.” ❤️🤝💯🇸🇴

𝗥𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮𝗮𝗻 𝗞𝗮𝗿𝗶𝗶𝗺
17/02/2026

𝗥𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮𝗮𝗻 𝗞𝗮𝗿𝗶𝗶𝗺

𝗔𝗮𝘀𝗮𝗮𝘀𝗮𝗵𝗮 & 𝗔𝗴𝗮𝗮𝘀𝗶𝗺𝗮𝗵𝗮 𝗚𝘂𝘂𝗱 𝗲𝗲 𝗝𝗶𝗶𝗹 𝗙𝗼𝘂𝗻𝗱𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻,  𝗠𝘂𝗱𝗮𝗻𝗲 Shafie Hooley,  iyo xubno ka tirsan hay’adda, ayaa ka qeyb-galay...
09/02/2026

𝗔𝗮𝘀𝗮𝗮𝘀𝗮𝗵𝗮 & 𝗔𝗴𝗮𝗮𝘀𝗶𝗺𝗮𝗵𝗮 𝗚𝘂𝘂𝗱 𝗲𝗲 𝗝𝗶𝗶𝗹 𝗙𝗼𝘂𝗻𝗱𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻, 𝗠𝘂𝗱𝗮𝗻𝗲 Shafie Hooley, iyo xubno ka tirsan hay’adda, ayaa ka qeyb-galay 𝗦𝗵𝗶𝗿𝘄𝗲𝘆𝗻𝗮𝗵𝗮 𝟯𝗮𝗮𝗱 𝗲𝗲 𝗪𝗮𝘅𝗯𝗮𝗿𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗤𝗮𝗿𝗮𝗻𝗸𝗮, iyadoo Jiil Foundation ay mar walba ka go’an tahay horumarinta waxbarashada, dhalinyarada iyo dhismaha mustaqbal aqoon ku dhisan.

Shirkan wuxuu ahaa madal muhiim ah oo lagu xoojiyay wada-shaqeyn, laguna is-weydaarsaday aragtiyo wax ku ool ah oo ku saabsan tayeynta nidaamka waxbarasho ee dalka.

📌 𝗝𝗶𝗶𝗹 𝗱𝗵𝗶𝘀𝗮𝗻 & 𝗗𝗮𝗹 𝗝𝗶𝗵𝗮𝘆𝘀𝗮𝗻♥️🤝💯

📌𝗗𝗼𝗼𝗱-𝗪𝗮𝗱𝗮𝗮𝗴Aasaasaha iyo Agaasimaha Jiil Foundation, 𝗠𝘂𝗱𝗮𝗻𝗲 Shafie Hooley , iyo xubno ka tirsan hay’adda Jiil ayaa ka q...
01/02/2026

📌𝗗𝗼𝗼𝗱-𝗪𝗮𝗱𝗮𝗮𝗴

Aasaasaha iyo Agaasimaha Jiil Foundation, 𝗠𝘂𝗱𝗮𝗻𝗲 Shafie Hooley , iyo xubno ka tirsan hay’adda Jiil ayaa ka qeyb galay kulan dood-wadaag ku saabsan “𝗦𝗶𝗱ii 𝗹𝗼𝗼 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆𝗻 𝗹𝗮𝗵𝗮𝗮 𝗯𝗶𝗹𝗶𝗰𝗱𝗮 𝗺𝗮𝗴𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝗠𝘂𝗾𝗱𝗶𝘀𝗵𝗼.” 🌿💙

Address

Hodan, Taleh
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jiil Foundation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share