Movement For Peace and development

Movement For Peace and development movement for peace Development

Dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Muslimiinta caalamka waxaan idiin ku hambalyeynayaa munaasabadda barakaysa...
18/02/2026

Dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Muslimiinta caalamka waxaan idiin ku hambalyeynayaa munaasabadda barakaysan ee bisha Ramadaan.

Bishan oo ku suntan naxariis, cibaado iyo is-cafis waxa ay fursad inoo ku tahay in aynu u istaagno taakulaynta dadkeenna danyarta ah, kana fududayno culayska nolasha.
Sidoo kale, waa in aynu badinnaa Rabbi-bariga iyo ducada, innagoo dalka iyo dadkaba ugu ducaynayna amni, nabad iyo barwaaqo.
Ugu danbayntii, dhammaan qaybaha bulshadeenna waxaan xasuusinayaa in ay dhexda u xirtaan daminta colaadaha sokeeye ee ka socda deegaanno badan oo ka mid ah dalka, maadaama nabadaynta iyo heshiisiinta dadka walaalaha ah ay ka mid tahay acmaasha ugu wanaagsan ee Alle loogu dhawaado, gaar ahaan maalmahan barakaysan.
Alle ha inaga aqbalo acmaasha wanaagsan.

kariim

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Movement For Peace and development posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share