01/07/2026
Hambalyo Maalinta Midnimada Umadda Soomaaliyeed.
Waxaan idiin rajaynaynaa Nabad, Mudnimo iyo isfaham ku yimaadda wada hadal iyo dood aan dagaal lahayn.
Machad ka waxaa ka go’an sii wadista iyo xoojinta doodaha bulshada iyo Cilmi-baaris ku salaysan xaqqiiqo.