Beelweynta Maxamed Xasan Yacquub

Beelweynta Maxamed Xasan Yacquub Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Beelweynta Maxamed Xasan Yacquub, Community Center, Wadajir, Mogadishu.

30/07/2026
30/07/2026

MAA SHAA ALLAAH NUUR
CALAA NUUR

Waa Wareeysigii Ustaad
Xasan Maxamed Nuur
Ustaad Xasan Baashi
Uusiiyey Barnaamiska Sahanka
Waxbarashada Ee Uukabaxo
TV Shabeele Shabeele TV

MAA SHAA ALLAAH NUURCALAA NUUR HANBALYO HANBALYO HANBALYOHalkaan Waxaan Hanbalyo Ugadiraynaa Xildhibaan Maslax Dhuubow N...
10/07/2026

MAA SHAA ALLAAH NUUR
CALAA NUUR
HANBALYO HANBALYO HANBALYO
Halkaan Waxaan Hanbalyo Ugadiraynaa
Xildhibaan Maslax Dhuubow Nuur Oo
Loomagacaabay Waziiru Dowlaha
Arimaha Gudaha Iyo Dib Uheshisiinta
Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Guuleeyso Waziir INSHAA ALLAAH

09/07/2026

MAA SHAA ALLAAH NUUR
CALAA NUUR

Waa Xildhibaan Beesha Abgaal
Kumesela Holaha Wakiilada
Kuunfur Galbeed Soomaaliya
Maslax Dhuubow Nuur Ayaa
Maanta Saxiixay Buuga Tacsiyada
Imaamka Beesha Mundulood
Allaah Ha unaxriistee Imaam
Maxamed Yuusuf Cali Imaam
Xildhibaane Guuleeyso inshaa Allaah

20/06/2026

MAA SHAA ALLAAH - NUUR
CALAA NUUR

Bayaan Kasoobaxay
Beesha Oobakar Gaabane Oo
Kamid Ah Beelweeynta Harti
Abgaal Ayaa Iskuraacay Imaanka
Mundulood Hiraab
Waxaana Lagu wareejiyey
Imaam Daahir Imaam Maxamuud
Imaam Cumar ALLAAH
Hakula Garab Galo Inshaa Allaah

MAA SHAA ALLAAH - NUUR CALAA NUUR Waa Qeeyb Kamid Ah Dhalinyarada Beelweeynta Xasan Yacquub Icwq Gaar Ahaan Jaaliyada Ke...
13/06/2026

MAA SHAA ALLAAH - NUUR
CALAA NUUR

Waa Qeeyb Kamid Ah Dhalinyarada
Beelweeynta Xasan Yacquub Icwq
Gaar Ahaan Jaaliyada Kenya
Guuleeysta Walaalyaal

05/06/2026

MAA SHAA ALLAAH - NUUR
CALAA NUUR
Waa Xildhibaan Maslax Dhuubow Nuur
Oo Codkiisa Dhiibanayaa Xildhibaanku
Waa Xildhibaan Koonfur Galbeed Wuxuu
Kumeselaa Beelweeynta Abgaal Cismaan
Harti Abgaal Oobakar Gaabane
Xasan Yacquub Guuleeyso Xildhbaane

HANBALYO HANBALYO HANBALYO Halkaan Waxaan Ugu HanblyeynayaaXidhibaan Maslax Dhuuboow NuurOo Kuguuleeystay Golaha Wakiila...
26/05/2026

HANBALYO HANBALYO HANBALYO
Halkaan Waxaan Ugu Hanblyeynayaa
Xidhibaan Maslax Dhuuboow Nuur
Oo Kuguuleeystay Golaha Wakiilada
Ee Koofur Galbeed Soomaaliya
Xildhibaane Guuleeyso INSHAA ALLAAH

17/05/2026

MAA SHAA ALLAAH - NUUR
CALAA NUUR
Dahmaan Bulshada Soomaaliyeed
Qeebaheeda Kaladuwan Waxaa
Laga Codsanayaa In Ay Kaqeyb Qataan
Qalabeeynta Iyo Daawosiinta

MAAMA XAAWA HOSPITAL
Oo Kuyaala Deegaanka Garasweeyne
Degmada Cadale Gobalka Shabelada
Dhaxe Ee Maamulka Hirshabeele

WALAAL NAFTAADA KAQAAD
NAFTAADA UQAAD INSH ALLH

(قال الله تعالى في سورة سبإ وماأنفقتم من شيء
فهو يخلفه وهو خير الرازقين)
(وقال تعالى في ءاية الأخرى لن تنالوا البرحتى تنفقوا
مما تحبون وماتنفقو من شىء فإن الله به عليم)

16/05/2026

MAA SHAA ALLAAH - NUUR
CALAA NUUR
Waa Hogaanka Dhaganka Ee
Beesha Abgaal Ee Deegaanada
Koonfur Galbeed Gaar Ahaan
Gobolka Shabeelada Hoose Ayaa
Kahoryimid Kursiga Laga Boobay
Mudane Maslax Dhuuboow Nuur

Address

Wadajir
Mogadishu
125011103893

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Beelweynta Maxamed Xasan Yacquub posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share