Somali Aviators Hub - SAH

Somali Aviators Hub - SAH The central platform for Somali aviation professionals to connect, learn, and lead.

15/06/2026

Mr. Marwaan Hassan, Senior Officer – Aeronautical Information Management (AIM), delivered an insightful presentation on the key differences between Aeronautical Information Services (AIS) and Aeronautical Information Management (AIM).
During the session, he highlighted the evolution from AIS to AIM and emphasized the critical role of aeronautical data management in enhancing aviation safety, operational efficiency, and informed decision-making.
His presentation underscored the importance of accurate, timely, and reliable aeronautical information as a foundation for modern air navigation and aviation operations.
We extend our sincere appreciation to Mr. Marwaan Hassan for sharing his expertise and valuable insights with the participants.

15/06/2026

Madasha waxaa ka hadlay Mudane Abdirahiim Mukhtar Geedi, oo si diirran ugu mahadceliyey dhammaan ka soo qaybgalayaasha madasha, isaga oo bogaadiyey xiisaha iyo ka qaybqaadashada firfircoon ee ay muujiyeen.
Sidoo kale, waxa uu si u sharxay habraaca xubinnimada hay’adda, isaga oo caddeeyey noocyada kala duwan ee xubnaha ay hay’addu aqbasho. Waxa uu xusay in xubinnimadu u qaybsan tahay afar qaybood oo kala ah:
Student Membership – Ardayda danaynaysa horumarinta aqoontooda iyo xirfadahooda dhinaca duulista.
Professional Membership – Xirfadlayaasha ka shaqeeya ama khibradda u leh warshadaha duulista iyo qaybaha la xidhiidha.
Corporate Membership – Shirkadaha, hay’adaha iyo ururrada doonaya inay taageeraan una qayb qaataan horumarinta waaxda duulista.
Honorary Membership – Shakhsiyaadka leh waxqabad muuqda ama kaalmo gaar ah oo ay ku biiriyeen horumarinta iyo kobcinta warshadaha duulista.
Waxa uu sidoo kale ku dhiirrigeliyey dhammaan daneeyayaasha inay ka faa’iidaystaan fursadaha xubinnimadu bixiso, si ay uga qayb qaataan horumarinta aqoonta, iskaashiga iyo kobcinta xirfadaha qaybta duulista.

DHAMMAAD .

14/06/2026

Relive the key moments from our event on The Role of Aeronautical Information Management in Safe and Efficient Airline Operations.
The event brought together aviation professionals, industry experts, and stakeholders to discuss the critical role of AIM in enhancing aviation safety, operational efficiency.
Thank you to all speakers, participants, and partners who contributed to the success of this event.

Muqdisho, Jimco, 12 Juun 2026 — Waxaa si guul leh noogu soo gabagaboobay barnaamijkii cilmi-baarista iyo aqoon-kororsiga...
14/06/2026

Muqdisho, Jimco, 12 Juun 2026 — Waxaa si guul leh noogu soo gabagaboobay barnaamijkii cilmi-baarista iyo aqoon-kororsiga ahaa ee cinwaankiisu ahaa: “The Role of Aeronautical Information Management in Safe and Efficient Airline Operations.”
Barnaamijkan ayaa diiradda lagu saaray muhiimadda ay leedahay maamulka macluumaadka hawada si loo xaqiijiyo badqabka iyo hufnaanta hawlgallada shirkadaha diyaaradaha. Waxaa aqoon-isweydaarsiga xog-warran farsamo ka bixiyay Marwaan Hassan, oo ah khabiir muddo dheer kusoo jiray waaxda Aeronautical Information Management-AIM kaas oo ka qaybgalayaasha la wadaagay waaya aragnimadiisa iyo xirfadaha shaqo ee muhiimka u ah waaxdan.
Intii uu barnaamijku socday, waxaa sidoo kale goobta ka hadlay Agaasimaha Somali Aviators Hub, Mr.Abdirahiim Mokhtar Geedi, kaas oo bixiyay tilmaamo ku saabsan sida loogu soo biiri karo hay’adda iyo qaabka loo helo xubinnimada (membership). Agaasimuhu waxa uu si gaar ah ugu mahadceliyay dhammaan ka qaybgalayaasha oo muujiyay dadaal iyo rabitaan sare oo ay u qabaan kobcinta aqoonta duulimaadka.
Somali Aviators Hub waxay weli u taagan tahay horumarinta xirfadlayaasha iyo kor u qaadista tayada qaybaha duulimaadka ee dalkeena.

DHAMMAAD

Tomorrow is the Day! The wait is finally almost over! We are counting down the hours until our session on "The Role of A...
11/06/2026

Tomorrow is the Day!
The wait is finally almost over! We are counting down the hours until our session on "The Role of Aeronautical Information Management in Safe and Efficient Airline Operations."
Make sure you have marked your calendars and are ready to join the Somali Aviators Hub at DHiSE HQ Hall. We look forward to seeing everyone there!
📅 Date: Tomorrow, Friday, 12th June 2026
📍 Location: DHiSE HQ Hall, Mogadishu-Somalia
📞 Questions? Call us at +252 61 2217405

OGEYSIIS BAAQASHO📣Waxaan halkaan idinkula wadaageynaa in barnaamijki aan ku madalsaneyn in uu inoo qabsoomo maalinnimada...
04/06/2026

OGEYSIIS BAAQASHO📣

Waxaan halkaan idinkula wadaageynaa in barnaamijki aan ku madalsaneyn in uu inoo qabsoomo maalinnimada berrito ah uu dib u dhac ku yimid. Taariikhda rasmiga ah ee uu dhici doono dib ayaan idin kala soo wadaagi doonaa haduu Alle idmo.

~Mahadsanidiin.

La kulan Kooxda Borotokoolka 🤝Kooxdaan ayaa hubinaysa in marti-sharafta iyo ka-qaybgalayaashu helaan soo dhoweyn heer sa...
04/06/2026

La kulan Kooxda Borotokoolka 🤝

Kooxdaan ayaa hubinaysa in marti-sharafta iyo ka-qaybgalayaashu helaan soo dhoweyn heer sare ah, nidaam, iyo hab-maamuus dhameystiran .
_______________________________________________________
Introducing Our Protocol Team!
​We are thrilled to present the dedicated Protocol Team for our upcoming event, "The Role of Aeronautical Information Management in Safe and Efficient Airline Operations."
​Our team is ready to welcome you and ensure a seamless experience throughout the event.
​📅 Date: 5th June 2026
📍 Venue: DHiSE HQ Hall, Mogadishu-Somalia
🌐 Organized by: Somali Aviators Hub
​For inquiries, feel free to reach out to us at 📞 +252 61 2217405 or follow our updates across social media at Aviators Hub - SAH.
​See you there!

Diiwaangelintu Way Xirmaysaa Goor Dhow!"Doorka Aeronautical Information Management (AIM) ee Badbaadada iyo Hufnaanta Haw...
03/06/2026

Diiwaangelintu Way Xirmaysaa Goor Dhow!

"Doorka Aeronautical Information Management (AIM) ee Badbaadada iyo Hufnaanta Hawlaha Shirkadaha Duulimaadyada"

Ha seegin fursaddan muhiimka ah ee waxbarasho iyo isku xirka xirfadlayaasha duulista.

Booskaaga hadda sii xaqiiji ka hor inta aan diiwaangelintu xidhmin!

_______________________________________

⏳ Registration Closing Soon

Join aviation professionals, students, and industry experts for an insightful seminar on:

"The Role of Aeronautical Information Management in Safe and Efficient Airline Operations"

📍: DHISE HQ Hall
📅 :5 June 2026

Book your seat now!

02/06/2026

Diyaar garowgi ugu dambeeyay ee barnaamijka ciwaankiisu yahay “THE ROLE OF AERONAUTICAL INFORMATION MANAGEMENT IN SAFE AND EFFICIENT AIRLINE OPERATIONS” ayaa si habsami leh usocda.

Hadii aadan weli kursigaaga qabsanin waxaad heysataa fursad aad uga qeyb noqon kartid, linkiga qeybta comment-ga yaala iska diiwaan geli.

_______________________________________

The final stages of preparation for the event are being completed successfully.

Join us for an insightful session on:
“The Role of Aeronautical Information Management in Safe and Efficient Airline Operations.”

If you have not yet secured your seat, we encourage you to register using the link in the comments section and be part of this valuable event.

📆:5th June
📍: DHISE HALL
⏰: 3:00PM

29/05/2026

AVIATION SEMINAR ALERT

Join us for an insightful aviation seminar hosted by Somali Aviators Hub - SAH

The Role of Aeronautical Information Management in Safe and Efficient Airline Operations

Date: 5 June 2026
Venue: DHiSE HQ Hall, Mogadishu, Somalia
Time: 15:00 PM – 18:00 PM

The event will bring together aviation professionals, students, airline representatives, and industry stakeholders for knowledge sharing, networking, and professional discussions on aviation operations and safety.

Limited seats available
Register now and be part of the future of Somali aviation.
https://luma.com/y8tqa805
-------------------------------------------------------------------------------
Waxaa dhawaan qabsoomaya kulan weyn oo ay isugu imaanayaan xirfadlayaasha duulista hawada, ardayda, iyo bahda aviation-ka Soomaaliyeed.

Mawduuca:
“Doorka Aeronautical Information Management (AIM) ee Badqabka iyo Hufnaanta Howlaha Shirkadaha Diyaaradaha”

Taariikh: 5 June 2026
Goobta: DHiSE HQ Hall, Muqdisho
Waqtiga: 15:00 PM – 18:00 PM

Kuraasta wey xadidanyihiin yenan kaa buuxsamin
Iska diwaan geli linkiga hoose
https://luma.com/y8tqa805

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Aviators Hub - SAH posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share