15/09/2026
๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐
International peace day 2026
Nabaddu ma aha oo keliya maqnaanshaha dagaal. Nabaddu waa in qof walba uu helo amni, karaamo iyo fursad uu si xor ah oo wanaagsan ugu noolaado