11/07/2026
Waxaa maanta si rasmi ah uga bilowday Isbitaalka Mogadishu General Hospital Ololaha Caafimaadka Haweenka & Carruurta .
Ololahan oo la qabto bil walba, ayaa noqday mid ay ka faa’iideysteen bukaano aad u badan, iyagoo helay daryeel caafimaad oo tayo leh iyo adeegyo muhiim ah.
Haddii uu maanta ku dhaafay Ka faa’iideyso berri oo hel adeegyada laguu diyaariyey.