Barey And Maayaquus Foundation

Barey And Maayaquus Foundation Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Barey And Maayaquus Foundation, Nonprofit Organization, maka almukarama Road, Mogadishu.

16/08/2026

Hooyo Xaliima Cabdi Aadan iyo carruurteeda oo hooy looga dhisay deegaanka Garasbaaley -Weydow ayaa kaga mahad celisay tabarucaadkaas hay'adda khayriga ah ee BMF iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS Abdulkadir Mohamed Nur.

04/08/2026

Maamulka, macallimiinta iyo ardayda Madarasada Al-Hikma ee ku taal magaalada Baydhabo ayaa mahadcelin iyo duca u diray hay'adda khayriga ah ee BMF iyo Wasiir Abdulkadir Mohamed Nur. Kadib markii laga taageeray agabka dhismaha madarasada.

08/07/2026

Hambalyo marka h**e!
Waa saddex gabdhood oo kamida 11-arday oo sannadkaan ka qalin jabisay Jaamacdo kala duwan iyagoo bartay kuliyado kaladuwan.

Fadumo, Fardowsa iyo Khadiijo ayaa ka qalin-jabiyey Jaamacadda Takhasusiga Cilmiga Caafimaadka Erdoğan University. Iyagoo u mahadceliyey hay'adda khayriga ah ee BMF iyo Wasiir Jaamac.

Maamulka degmada Waajid iyo indheergaradka bulshada ayaa maanta mahadcelin iyo sagootin heerkeeda saraysa u sameeyey Dha...
03/07/2026

Maamulka degmada Waajid iyo indheergaradka bulshada ayaa maanta mahadcelin iyo sagootin heerkeeda saraysa u sameeyey Dhakhaatiirtii fulinaysay Mashruucii Indhafiiqista, Hay'adaha BMF iyo Save the Vision.

4 jir labada indhoodba caad ka saaran ayaa indhaha loo fiiqayaa maanta. ; Hospital-ka Degmada Waajid. BMF iyo Save the V...
29/06/2026

4 jir labada indhoodba caad ka saaran ayaa indhaha loo fiiqayaa maanta.
; Hospital-ka Degmada Waajid.
BMF iyo Save the Vision Organization.

29/06/2026

Mashruuca Indhafiiqis iyo adeegyo Caafimaad oo indhaha ah. BMF iyo Save the Vision Organization.

Maalintii 5aad iyo u adeegidda bulshada ku dhaqan Degmada Waajid. Qalliimo, Indhafiiqis iyo baaritaano loo samaynayo dad...
28/06/2026

Maalintii 5aad iyo u adeegidda bulshada ku dhaqan Degmada Waajid. Qalliimo, Indhafiiqis iyo baaritaano loo samaynayo dadka deegaanka ee in muddo ahba u dhibanaa adeegaas.

Hawshaa ayaa iska kaashanaya Hay'adda khayriga ah ee Barey and Mayaquus Foundation iyo Hay'adda Save The Vision, iyagoo si mutadawcnimo ah u fulinaya howshaan qiimaha badan.

Hay'adda Barey & Mayaquus Foundation iyo Hay'adda Save The Vision oo iskaashanaya ayaa degmada Waajid ka qabtay Mashruuc...
24/06/2026

Hay'adda Barey & Mayaquus Foundation iyo Hay'adda Save The Vision oo iskaashanaya ayaa degmada Waajid ka qabtay Mashruuca Hergelinta Indhafiiqista & Daweynta. Kaasoo bulshada degmada baahi wayn u qabeen, kagana faaiidaysteen waqtigaa iyo fursadaa loo siiyey barnaamijkaan sidii ugu haboonayd.

Shacabka ayaa kaga mahadceliyey adeegaan bilaashka ah haddana muhiimka ah ee loo fidiyey, iyagoo sidoo kale codsadey in ka warhayn joogta ah iyo soo laabasho badan loo sameeyo.

12/05/2026
19/03/2026

Ciidsiinta iyo Afurinta carruurta agoonta degmada Waajid taasoo ay fulisay hay'adda khayriga ah ee BMF.

Maalmihiina farxadda iyo damaashaadka ciidda kala sinnaada asaagiina ayaan leennahay.

Ciid Wanaagsan!

Address

Maka Almukarama Road
Mogadishu
4210

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Barey And Maayaquus Foundation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share