Al-Bahrain Foundation for Education and Develpment ABFED

Al-Bahrain Foundation for Education and Develpment ABFED ABFED "We support students, empower teachers, and create opportunities that build a brighter future.”

19/05/2026

Dugsiga h/dhexe sare ee Al-Baxreyn ✍️

Mahad Ahmed is the Chief of Al-Bahrain Foundation for Education and Develpment ABFED
Mahad Ahmed is a good teacher and a strong leader. He works hard to help students and teachers at the school. He teaches students with kindness, patience, and respect. He also encourages students to study hard and have good discipline.

Al-Bahrain Foundation for Education and Develpment ABFED
19/05/2026

Al-Bahrain Foundation for Education and Develpment ABFED

14/03/2026
14/03/2026

Dugsiga h/dhexe sare ee Al-Baxreyn

14/03/2026

Baraarujin: Afurinta Dadka Sooman (Tabaruc)

Bisha barakeysan ee Ramadaan waa bil khayr, naxariis iyo isu gargaar. Waa xilli ay muslimiintu isku caawiyaan oo ay u hiiliyaan dadka baahan. Mid ka mid ah camallada ugu fadliga badan bisha Ramadaan waa afurinta dadka sooman.

Nebigeena ﷺ wuxuu sheegay in qofkii afuriya qof sooman uu helayo ajar la mid ah kan qofka sooman, iyadoo aan waxba laga dhimayn ajarka qofka sooman. Sidaas darteed, afurinta dadka sooman waa fursad weyn oo lagu kasbado ajar badan.

Waxaan ugu baaqeynaa dhammaan dadka awooda leh inay ka qeyb qaataan tabaruca afurinta dadka sooman, si loo caawiyo dadka masaakiinta ah, barakacayaasha, iyo qoysaska aan awoodin inay si fudud u helaan afur. Tabarucaagu wuxuu noqon karaa cunto, timir, biyo, ama lacag lagu diyaariyo afur.

Aan wadajir uga shaqeyno samafal iyo walaaltinimo, si qof walba u helo farxadda afurka. Wax yar oo aad bixiso maanta waxay noqon kartaa sabab uu qof sooman ku farxo, adigana aad ku hesho ajar weyn.

“Qofkii afuriya qof sooman wuxuu helayaa ajarkiisa oo kale.”

Allaha naga aqbalo sadaqada iyo camalka wanaagsan.

Tartanka bisha Ramadan waxaa final isku soo haray fasalada kala ah.F2 vs 8B Dugsiga h/dhexe sare ee Al-Baxreyn
14/03/2026

Tartanka bisha Ramadan waxaa final isku soo haray fasalada kala ah.
F2 vs 8B
Dugsiga h/dhexe sare ee Al-Baxreyn

24/01/2026

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Bahrain Foundation for Education and Develpment ABFED posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share