30/06/2026
Dood Cilmiyeed Muhiim ah.
๐๏ธ ๐๐ผ๐ผ๐ฑ ๐๐ถ๐น๐บ๐ถ๐๐ฒ๐ฒ๐ฑ: ๐๐ผ๐ผ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐ค๐๐ฟ๐ฏ๐ฎ-๐ท๐ผ๐ผ๐ด๐๐ฎ ๐ฒ๐ฒ ๐๐ฎ ๐ฆ๐ต๐ฎ๐พ๐ฎ๐๐ป๐๐ฎ ๐๐ฟ๐ฟ๐ถ๐บ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐๐น๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฎ, ๐๐๐ฟ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ & ๐๐ฎ๐พ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ
Naadiga Dhalinyarada Nabadda ee Muqdisho iyo Somali Diaspora Support (SDS) waxay si wadajir ah idiinku casuumayaan dood cilmiyeed muhiim ah oo lagu falanqeynayo doorka muhiimka ah ee qurba-joogta Soomaaliyeed ku leeyihiin horumarinta bulshada, fursadaha jira, iyo caqabadaha u baahan xalal wadajir ah.
๐ค Marti-sharaf:
๐น Faisa Hassan Sabriye โ Guddoomiyaha Somali Diaspora Support
๐น Hawa Iman โ Xubin ka tirsan Somali Diaspora Support
๐น Fahima Yusuf Adam โ Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gargaarka & Maareynta Musiibooyinka ee Waqooyi Bari
๐น Abdirashid Midnimo โ Agaasimaha SYDPA
๐น Mohamed Hassan Muse โ Guddoomiye Ku-xigeenka Somali Diaspora Support
๐๏ธ Xiriiriyaha Doodda:
Zakariya Ismail Sky
Guddoomiyaha Naadiga Dhalinyarada Nabadda ee Muqdisho.
๐
Taariikh: 30 Juun 2026
๐ Waqtiga: 8:00 Fiidnimo
๐ป Goobta: Google Meet
Kulankan wuxuu noqon doonaa madal lagu is-weydaarsado fikrado, laguna xoojiyo iskaashiga u dhexeeya qurba-joogta iyo bulshada gudaha si loo gaaro horumar waara.
Waxaan ku dhiirrigelinaynaa dhammaan dhalinyarada, aqoonyahannada, bulshada rayidka ah, iyo xubnaha qurba-joogta Soomaaliyeed inay ka soo qayb galaan dooddan muhiimka ah.
Wadajir ayaan ku dhisi karnaa bulsho horumarsan, nabdoon, oo iskaashi ku dhisan.