Naasiriya Woman Devalopment Organization

Naasiriya Woman Devalopment Organization Ururka Horumarinta Haweenka ee Naasiriya

Gudoomiyaha Guddiga Fulinta Ururka Horumarinta Haweenka Naasiriya Drs.Muna Mohamed Ali oo ay wehliyaan qaar ka mid ah xu...
12/02/2026

Gudoomiyaha Guddiga Fulinta Ururka Horumarinta Haweenka Naasiriya Drs.Muna Mohamed Ali oo ay wehliyaan qaar ka mid ah xubnaha golaha fulinta ayaa booqasho ku tagay Kaamka Bulsho Kaab oo kuyaala duleedka magaalada muqdisho si ay u indha indha indheeyaan xaladaha dadka barakacayaasha kunool kaamkaasi.

Dadka deegaanka ayaa sheegay dhibaato fara badan oo ay ugu weyntahay baahi waxbarasho.
Drs. Muna iyo xubnaheeda ayaa qiimeeyay dhammaan baahiyahaasi iyaga oo dadka deegaanka u sheegay in ay si dag dag wax ugu qaban doonaan.

Ururka Horumarinta Haweenka ee Naasiriya oo kaashanaya Ururka Horumarinta Dhalinyarada YODO iyo Education For All Somlia...
11/12/2025

Ururka Horumarinta Haweenka ee Naasiriya oo kaashanaya Ururka Horumarinta Dhalinyarada YODO iyo Education For All Somlia EFASOM ayaa tababar quseeya horumarinta xirfadaha qofka u qabtay xubnaha ururka Naasiriya iyo xubnaha Ururka Horumarinta Ardayda Aflax gaar ahaan Haweenka ku mideysan Ururadaasi.

QABASHADA XAFLADA GABDHAHA NAASIRIYA OO ABAAL MARIYAY AASAASAYAASHA NAASIRIYA
13/10/2025

QABASHADA XAFLADA GABDHAHA NAASIRIYA OO ABAAL MARIYAY AASAASAYAASHA NAASIRIYA

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Naasiriya Woman Devalopment Organization posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share