Bakaal Digital Forum

Bakaal Digital Forum We connect students, professionals, innovators, and business leaders via discussions

Bakaal Digital Forum is a platform dedicated to exploring the future of technology, innovation, cybersecurity, AI, digital transformation, and entrepreneurship.

Dhamaan umadda muslimiinta ah, gaar ahaan umadda Soomaaliyeed Ciid Wanaagsan๐Ÿ™
26/05/2026

Dhamaan umadda muslimiinta ah, gaar ahaan umadda Soomaaliyeed Ciid Wanaagsan๐Ÿ™

Mowduucyadaan iyo kuwo kale oo badan ayaan idiin soo wadnaa insha Allah.
16/05/2026

Mowduucyadaan iyo kuwo kale oo badan ayaan idiin soo wadnaa insha Allah.

Xalay 15/5/2026, waxaa inoo qabsoomay Seminar online ah ( webinar) kuna saabsanaa ๐ˆ๐ง๐ญ๐ซ๐จ๐๐ฎ๐œ๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐ญ๐จ ๐‚๐ฒ๐›๐ž๐ซ๐ฌ๐ž๐œ๐ฎ๐ซ๐ข๐ญ๐ฒ, kaasoo ...
16/05/2026

Xalay 15/5/2026, waxaa inoo qabsoomay Seminar online ah ( webinar) kuna saabsanaa ๐ˆ๐ง๐ญ๐ซ๐จ๐๐ฎ๐œ๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐ญ๐จ ๐‚๐ฒ๐›๐ž๐ซ๐ฌ๐ž๐œ๐ฎ๐ซ๐ข๐ญ๐ฒ, kaasoo la isku dhaafsaday dood aqooneed xiiso badan.

Barnaamijka waxaa kasoo qeyb galay dhallinyaro kala duwan oo xiisaynaya aqoonta dijitaalka ah gaar ahaan aqoonta amniga internet-ka.

Waxaan u mahad celineynaa ๐„๐ง๐  ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง ๐‡๐ฎ๐ฌ๐ฌ๐ž๐ข๐ง oo waqti badan ku bixiyey sidii uu aqoontiisa ugu faaiidey lahaa bulshada Soomaaliyeed, ahaana barihii xalay bixinayey casharka.

Ugu dambeyn waxaan u ballan qaadeynaa dhamaan saaxiibada nagu xiran in aan mar walba ku dadaali doonno in aan u doorno mowduuc muhiim ah iyo aqoon yahan ku xeel dheer.

Mahadsanidiin

30 daqiiqo kadib ayuu inoo billaabanayaa ๐–๐ž๐›๐ข๐ง๐š๐ซ-๐ค๐š
15/05/2026

30 daqiiqo kadib ayuu inoo billaabanayaa ๐–๐ž๐›๐ข๐ง๐š๐ซ-๐ค๐š

๐…๐”๐‘๐’๐€๐ƒ ๐–๐„๐˜๐๐Ÿ™Habeenka Sabti soo galeyso 15/May/2026, Waxaan qaban doonnaa Seminar muhiim ah oo online ah( ๐–๐ž๐›๐ข๐ง๐š๐ซ) kuna s...
14/05/2026

๐…๐”๐‘๐’๐€๐ƒ ๐–๐„๐˜๐๐Ÿ™
Habeenka Sabti soo galeyso 15/May/2026,
Waxaan qaban doonnaa Seminar muhiim ah oo online ah( ๐–๐ž๐›๐ข๐ง๐š๐ซ) kuna saabsan ๐ˆ๐ง๐ญ๐ซ๐จ๐๐ฎ๐œ๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐ญ๐จ ๐‚๐ฒ๐›๐ž๐ซ๐’๐ž๐œ๐ฎ๐ซ๐ข๐ญ๐ฒ, 8:00 - 10:00 pm, waxaana bixinaya ๐„๐ง๐  ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง ๐‡๐ฎ๐ฌ๐ฌ๐ž๐ข๐ง oo ah qabiir cilmiga cybersecurity.

si aad uga faaiideysato ku soo biir ๐–๐ก๐š๐ญ๐ฌ๐€๐ฉ๐ฉ ๐ ๐ซ๐จ๐ฎ๐ฉ-๐ค๐š๐š๐ง:

https://chat.whatsapp.com/KJ70SN0dxDMKe1TGfSrZeP

Waxaan dhawaan qaban doonnaa ๐–๐ž๐›๐ข๐ง๐š๐ซ ( Seminar Online ah) kuna saabsan ๐€๐ˆ.Si aad uga faaiideysato fadlan kusoo biir ๐–๐ก๐š๐ญ...
11/05/2026

Waxaan dhawaan qaban doonnaa ๐–๐ž๐›๐ข๐ง๐š๐ซ ( Seminar Online ah) kuna saabsan ๐€๐ˆ.

Si aad uga faaiideysato fadlan kusoo biir ๐–๐ก๐š๐ญ๐ฌ๐€๐ฉ๐ฉ ๐†๐ซ๐จ๐ฎ๐ฉ-๐ค๐š๐š๐ง: https://chat.whatsapp.com/KJ70SN0dxDMKe1TGfSrZeP

Maalmaha soo socda hadii Allah Raalli ka noqdo waxaan halkaan kusoo gudbi doonnaa barnaamijyo muhiim ah, annaga oo ku ca...
09/05/2026

Maalmaha soo socda hadii Allah Raalli ka noqdo waxaan halkaan kusoo gudbi doonnaa barnaamijyo muhiim ah, annaga oo ku casuumi doonna ๐€๐ช๐จ๐จ๐ง ๐ฒ๐š๐ก๐š๐ง๐ง๐จ ku xeel dheer ๐š๐ช๐จ๐จ๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐ข๐ ๐ข๐ญ๐š๐ฅ๐ค๐š ๐š๐ก sida ๐€๐ˆ, ๐‚๐ฒ๐›๐ž๐ซ๐ฌ๐ž๐œ๐ฎ๐ซ๐ข๐ญ๐ฒ, ๐ƒ๐ข๐ ๐ข๐ญ๐š๐ฅ ๐†๐จ๐ฏ๐ž๐ซ๐ง๐š๐ง๐œ๐ž iyo ๐ƒ๐ข๐ ๐ข๐ญ๐š๐ฅ ๐“๐ซ๐š๐ง๐ฌ๐Ÿ๐จ๐ซ๐ฆ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐ž๐ญ๐œ.

Haddii aad tahay ๐—๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐๐ฅ๐ž ๐ƒ๐ข๐ ๐ข๐ญ๐š๐ฅ ๐š๐ก oo aad dooneysid in aad bulshada uga faaiideyso ๐š๐ช๐จ๐จ๐ง๐ญ๐š๐š๐๐š fadlan nagala soo xariir:
๐–๐ก๐š๐ญ๐ฌ๐€๐ฉ๐ฉ ๐๐ฎ๐ฆ๐›๐ž๐ซ: 0684721136

Hambalyo maalinta shaqaalaha adduunka
01/05/2026

Hambalyo maalinta shaqaalaha adduunka

Address

Hodon
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bakaal Digital Forum posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share