Madasha Horumarinta Aw-Yusuf

Madasha Horumarinta Aw-Yusuf Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Madasha Horumarinta Aw-Yusuf, Community Center, Taleex, Hodan District, Mogadishu.

Madasha Horumarinta Aw-Yusuf waa madal isku xirta bulshada Aw-Yusuf si ay uga wada shaqeeyaan horumarinta waxbarashada, caafimaadka, dhaqaalaha iyo is-dhexgalka qoyska.

23/07/2025

Daawashada muuqaalkaan waa safar kooban oo kugu celinaya maalintii barakeysanayd, waana xasuus mudan in la keydiyo. Ilaahay ha inoo aqbalo ducadii la akhriyey, midnimadana ha inoo siyaadiyo.



SAWIRO: Ducada Sanadlaha ah ee Reer Aw-Yusuf | 11 July 2025 - 16 Muxarram 1447.Waxaa maanta si guul ah inoogu qabsoonmay...
11/07/2025

SAWIRO: Ducada Sanadlaha ah ee Reer Aw-Yusuf | 11 July 2025 - 16 Muxarram 1447.

Waxaa maanta si guul ah inoogu qabsoonmay kulankii 5aad ee ducada sanadlaha ah ee reer Aw-Yusuf, oo ka dhacday magaalada Muqdisho.

Sawirradani waa qeyb kamid ah xasuusta quruxda badan ee maanta; duco, isdhexgal, kalgacal iyo walaaltinimo. Waxaan Illaahay ka baryeynaa inuu ducada inoo aqbalo, midnimadeena xoojiyo, mar walbana kheyr inagu mideeyo.

ALLAA MAHAD LEH.



RASMI: Shaacinta Kulan waynaha 5aad Ee Ducada Aw-YusufWaxaa farxad inoo ah inaan shaacino kulan waynaha ducada sanadlaha...
08/07/2025

RASMI: Shaacinta Kulan waynaha 5aad Ee Ducada Aw-Yusuf

Waxaa farxad inoo ah inaan shaacino kulan waynaha ducada sanadlaha ah ee reer Aw-Yusuf markiisii 5aad.

🗓️ Taariikh: Jimce, 11 Luulyo 2025 — 16 Muxaram 1447
⏰ Saacadda: 07:00 subaxnimo
📍 Goobta: Hotel Xiirey Qaasim, Degmada Hodan, Muqdisho

Illaahay ha ina waafajiyo ducada, wadajirka iyo walaaltinimada.

Jimco Wanaagan.
04/07/2025

Jimco Wanaagan.


Dhawaan Muqdisho:Ducadu waa hubka mu’minka. Kulan waynaha ducada beesha Aw-Yusuf ayaa dhawaan ka dhacaysa Muqdisho – Nal...
03/07/2025

Dhawaan Muqdisho:
Ducadu waa hubka mu’minka. Kulan waynaha ducada beesha Aw-Yusuf ayaa dhawaan ka dhacaysa Muqdisho – Nala joog, nala ducayso!


Address

Taleex, Hodan District
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Madasha Horumarinta Aw-Yusuf posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share