Somali Leadership and Global Affairs Academy

Somali Leadership and Global Affairs Academy Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali Leadership and Global Affairs Academy, Nonprofit Organization, Mogadishu.

SOLGA (Somali Leadership & Global Affairs Academy) is a high-impact coaching-based platform designed to empower senior government officials, NGO leaders & private sector executives with essential leadership, diplomacy, communication & conflict resolution

26/05/2026
20/05/2026

SOLGA Executive Leadership Coaching Program.

Waxaa noo bilaaban doona Coaching kii leadership ka caawa 20/5/2026: 8 pm Ansha Allah.

Barnaamijkan wuxuu diiradda saaraya:
•⁠ ⁠Strategic Leadership
•⁠ ⁠Decision-Making Under Pressure
•⁠ ⁠Crisis Leadership
•⁠ ⁠Power, Legitimacy & State-Building in Somalia
📅 Lecture-ka ugu horreeya: Arbaco 20/05/2026
⏰ Saacadda: 8:00 PM (Waqtiga Muqdisho)
💻 Online Live Session
⚠️ Please note: Kaliya dadka isdiiwaangeliyay oo bixiyay lacagta ayaa heli doona shahaadada.
🔗 WhatsApp Group:

07/05/2026

Celebrating my 1st year on Facebook. Thank you for your continuing support. I could never have made it without you. 🙏🤗🎉

Waxaa si guul ah u soo dhammaaday workshop-kii maanta qabsoomay, oo cinwaankiisu ahaa "Political Dynamics in the Horn of...
01/05/2026

Waxaa si guul ah u soo dhammaaday workshop-kii maanta qabsoomay, oo cinwaankiisu ahaa "Political Dynamics in the Horn of Africa", kaasoo ay soo qabanqaabiyeen Somali Leadership and Global Affairs Academy - SOLGA iyo Hope Institute , isla markaana Dr. Sadiq Enow uu marti sharaf ka ahaa.

Workshop-kani wuxuu diiradda saaray xaaladaha siyaasadeed ee Geeska Afrika, isbeddellada ka dhacaya gobolka, iyo saameynta ay ku leeyihiin mustaqbalka dalalka iyo bulshada.

Ka qaybgalayaashu waxay si qoto dheer uga dooday aragtiyooyin kala duwan, isayna is dhaafsadeen fikrado muhiim ah oo ku saabsan doorka hoggaaminta, nabadda, iyo horumarinta siyaasadeed ee gobolka.

Ujeedka workshop-ku wuxuu ahaa in la kordhiyo fahamka siyaasadda gobolka, loona dhiirigeliyo dhalinyarada iyo aqoonyahanada si ay door muuqda uga qaataan mustaqbalka Geeska Afrika.

Join Somalia’s First Executive Online Leadership Coaching ProgramStep into a new level of leadership.Designed for public...
01/05/2026

Join Somalia’s First Executive Online Leadership Coaching Program

Step into a new level of leadership.

Designed for public & private sector executives, Somali diaspora, humanitarian professionals, and emerging scholars, this one-month certificate program equips you to lead with clarity in complex environments.

Led by Honorable Abdirahman Abdishakur Warsame, this program combines real-world insights with a case-based coaching approach that builds strategic thinking, decision-making, and leadership influence .

What you’ll gain:
1. Strategic clarity in uncertainty
2. Power & political intelligence
3. Crisis leadership & decision-making
4. Foreign policy & sovereignty strategy
5. Long-term vision & leadership legacy

Don’t just learn leadership — practice it, refine it, and lead with impact.

Limited seats. Register now and be part of Somalia’s next generation of transformative leaders.

👇

https://forms.cloud.microsoft/r/tNq6jzqiBU

WorkshopTitle: Political Dynamics in the Horn of AfricaA training lecture followed by an open discussionKeynote Lecturer...
30/04/2026

Workshop

Title: Political Dynamics in the Horn of Africa
A training lecture followed by an open discussion

Keynote Lecturer: Dr. Sadiq Enow

Date: 01 May 2026
Time: 3:00 PM
Venue: Goley Tower – First Floor

Joint Organizers:
Hope Institute for Leadership Studies
Somali Leadership and Global Affairs Academy - SOLGA

*Registration form*
https://forms.gle/KgSWCYmzGpoZ4Ybo6

30/01/2026

Hoggaaminta, lagama barto buugaag oo keliya. Ee waxaa qaabeeya go’aanno muhiim ah, duruufo adag, iyo mas’uuliyad dhab ah.

SOLGA Academy, macallimiinteedu waa hoggaamiyeyaal door muuqda ka qaatay taariikhda Soomaaliya ee Diblomaasiyadda, Dowlad-dhisika, Nabadda iyo Xallinta khilaafaadka.

Tani ma ahan aragti kaliya, ee waa hoggaamin, ay ku barayaan Hoggaamiyaal soo qabtay shaqo qaran oo dhan bah.

Codsiyadu waa ay furanyihiin.

Fadlan codsigaaga ku soo dir emailka ama whatsAppka: [email protected] ama WhatsApp: +252 770924436

18/01/2026

OGEYSIIS:

SOLGA Academy waxa ay ku wargelineysaa; shaqaalaha dowladda, barayaasha jaamacadaha, ururrada bulshada, ganacsiga gaarka loo leeyahay, iyo cid kaste oo daneyneysa, in ay koorsooyinka hoos ku xusan soo dalban karaan.

1. Hormarinta Hoggaanka (Leadership Development)
2. Xallinta khilaafaadka (Conflict Resolution)
3. Hab-fikirka toolmoon (Critical Thinking)
4. Istaraatiijiyadda Xiriirka (Strategic Communication)
5. Diblomaasiyadda iyo Arrimaha Caalamka (Diplomacy & Global Affairs)

Mudada koorsadu waa 4 asbuuc. Muuqaalka hoose kala soco qiimaha.

Fadlan codsigaaga iyo WhatsAppkaaga ku soo dir Email: [email protected] ama WhatsApp: +252 770924436

FIIRO GAAR AH; Dhamaan Koorsooyinku waa hab online toos ah.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Leadership and Global Affairs Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share