Bogga Tacsida Ugaas Cabdulaahi Ugaas Faarax

Bogga Tacsida Ugaas Cabdulaahi Ugaas Faarax Bogga Tacsida Ugaas Cabdulaahi Ugaas Faarax

10/08/2025
25/05/2025

Kalmada Imaam Sheekh Bashiir Dhoolayare ee hadaljeedintii munasabadii shalay ehelada Ugaas Cabdullaahi ugu mahadcelinayaan dadkii ka soo qeybgalay gogoshii tacsida Ugaaska.

SAWIRADA QEYBTII U DANBEYSAY EE KULANKII MAHADCELINTA.
23/05/2025

SAWIRADA QEYBTII U DANBEYSAY EE KULANKII MAHADCELINTA.

23/05/2025

Kulan lagu qabtay Muqdisho oo Dr. Maxamed Ugaas Cabdullaahi Ugaaas Faarax si ku meel gaar ah loogu wareejiyay xilkii Aabihiis, Ugaas Cabdullaahi Ugaas Faarax.

SAWIRADDA QEYBTA 4-AAD EE MUNAASABADA MAHADCELINTA DADKII KA SOO QEYBGALAY GOGOSHII TACSIDA UGAAS CABDULLAAHI
23/05/2025

SAWIRADDA QEYBTA 4-AAD EE MUNAASABADA MAHADCELINTA DADKII KA SOO QEYBGALAY GOGOSHII TACSIDA UGAAS CABDULLAAHI

SAWIRADDA QEYBTA 2-AAD EE  KULANKA MAHADCELINTA.
23/05/2025

SAWIRADDA QEYBTA 2-AAD EE KULANKA MAHADCELINTA.

Wasiiro h**e, Jeneraalo iyo saraakiil sare oo ka tirsan qeybaha Ciidamada Qalabka Sida ee Beesha Reer Xaaaji Saleebaan, ...
23/05/2025

Wasiiro h**e, Jeneraalo iyo saraakiil sare oo ka tirsan qeybaha Ciidamada Qalabka Sida ee Beesha Reer Xaaaji Saleebaan, ayaa ka soo qeybgalay kulankaan loogu mahadcelinaayo dadkii kala duwanaa ee Soomaaliyeed ee ka soo qeybgalay gogosha tacsida Ugaas Cabdullaahi Ugaas Faarax.

23/05/2025

Kulankaan ayaa loogu mahadcelinayaa dadkii ka soo qeybgalay gogosha tacsidii Ugaas Cabdullaahi Ugaas Faarax.

Kulanka Mahadcelinta Qabiiladii iyo Ummaddii ka soo qeybgashay tacsidii Allaha u naxaristee Ugaas Cabdullaahi Ugaas Faar...
23/05/2025

Kulanka Mahadcelinta Qabiiladii iyo Ummaddii ka soo qeybgashay tacsidii Allaha u naxaristee Ugaas Cabdullaahi Ugaas Faarax.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bogga Tacsida Ugaas Cabdulaahi Ugaas Faarax posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share