Taam Foundation

Taam Foundation Waa Hay,ad samafal Oo ka Howl gasha Guud ahaan Dalka Soomaaliya

12/01/2026

Quudinta Maalinlaha ee an ka samayno xerooyinka Barakaca ee ku yaala Duleedka Muqdisho

12/01/2026

Elcider ๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ท๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ท๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ท

Taam foundation๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

12/01/2026

Depute director ka Hay,adda Taam foundation Mohammed Mumin Tahir aya kalimad Ku haboon ka jeediyey Xaflada Dheerigelinta Ardayda Fasalka Form1 ee Dugsiga Daaru_ Tawas oo sanadakan shahadada dugsiga Dhexe ka qaatay Fasalka 8aad ee Imtixaanka waxbarashada Somalia

Ardaydan aya ah kuwa ay gacanta ku hayeen Muddo dhowr Iyo toban sano ah Hay'adda Taam iyo Elcider

[email protected]

12/01/2026

Qaliimada indhaha Ayaan ka saacidanay Qaar ka mid ah Bulshadeena U baahan fiiqista Indhaha ,ugu yaraan 100 qof ayaan u fulinay Howshaan ,waxana naga kaalmaysay Walaalaha Turkidda Elcider ,

12/01/2026

Saaka iyo shaqo la xiriirta Howlaha Samafal ee Taam Foundation iyo xeryaha Barakac ee Duleedka magalada Muqdisho

12/01/2026

Booqashada Xarunta Dugsiga Daru_Tawas ee ay wax ku bartaan Ardayda Agoonta oo ay gacan ku hayso Hay,adda Taam Foundation iyo Walaalaha Turkida Ee Elcider

Soo booqo website keena
[email protected]

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดTaam Foundation
02/10/2025

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดTaam Foundation

Elcider  ๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ท๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ท๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ทTaam Foundation ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐ŸŒ info@taamfoundation.com
01/10/2025

Elcider ๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ท๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ท๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ท
Taam Foundation ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

๐ŸŒ [email protected]

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดTaam foundation waxay la dareen tahay Bulshada Barakaca ah Info@taamfoundation.com
01/10/2025

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดTaam foundation waxay la dareen tahay Bulshada Barakaca ah

[email protected]

  ๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ท๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ท๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ท
01/10/2025

๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ท๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ท๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ท

Address

Afgoye Road Garasbaley
Mogadishu
7474

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Taam Foundation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share