Somali Electrical Engineering Society - SEES

Somali Electrical Engineering Society - SEES Somali Electrical Engineering Society (SEES) is a non-profit professional organization dedicated to advancing the field of electrical engineering in Somalia.

SEES brings together engineers, technicians, academics, and students to promote innovation.

10/04/2026

Guddoomiye ku-xigeenka Ururka Injineerada Korontada Soomaaliyeed Injineer Bashiir Maxamed Soofe, ayaa sheegay in aasaaska ururkan uu yahay tallaabo muhiim ah oo loo qaaday dhanka horumarinta mihnadda injineernimada korontada ee dalka.

10/04/2026

Xoghayaha Guud ee Ururka SEES Eng Maxamed Cabdullahi Ciise: Maanta waa maalin muhiim u ah horumarka xirfadleyda injineernarada korontada ee dalkeenna. SEES waxa uu u taagan yahay mideynta injineerada, horumarinta aqoonta, iyo ka shaqeynta xalal waara oo kor u qaada adeegyada tamarta iyo tiknoolajiyadda Soomaaliya.

10/04/2026

Guddoomiyaha Ururka Injineerada Korontada Soomaaliyeed Injineer Cabdiqaadir Gaabow ayaa ka hadlay marxaladaha ururka iyo guulihiisa isagoo adkeeyay muhiimadda mideynta injineerada si loo horumariyo adeegyada tamarta iyo xirfadaha dhalinyarada.

10/04/2026

Haddaan nahay Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha waxaan diyaar u nahay inaan soo dhaweyno isla markaana si dhow ula shaqeyno injineerada isu tagay maadaama ay door muhiim ah ka qaadanayaan horumarinta adeegyada korontada dalka.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Maxamed cabdulaahi

Danbeyska sawirada Xafladda Ururka Injineerada Korantada Soomaaliyeed(SEES)   ( )
09/04/2026

Danbeyska sawirada Xafladda Ururka Injineerada Korantada Soomaaliyeed(SEES)




( )

Sawiro Qeyti 2aadXafladda Ururka Injineerada Korantada Soomaaliyeed(SEES)
09/04/2026

Sawiro Qeyti 2aadXafladda Ururka Injineerada Korantada Soomaaliyeed(SEES)



Sawiro Qeybti 1aad:Xafladda Ururka Injineerada Korantada Soomaaliyeed(SEES)
09/04/2026

Sawiro Qeybti 1aad:Xafladda Ururka Injineerada Korantada Soomaaliyeed(SEES)

09/04/2026

Gudoomiye Ururka Injineerada Korantada Soomaaliyeed ee SEEs, Mudane Cabdulqadir Axmed Gaabow ayaa sharaxaya sabata loo aas-asaay urukaan iyo hiraalka uu hiigsaanayo.

09/04/2026

Gudoomiye ku xigeenka Ururka Injineerrada Koranatada Soomaaliyeed (SEES) Eng Bashiir Maxamed Soofe ayaa sharaxaya mihiimada ururka SEES.

Ururka Injineerrada Korantada Soomaaliyeed waxuu si weyn ugu mahadcelinayaa shirkadda Solpremier Energy Solutionstaageer...
08/04/2026

Ururka Injineerrada Korantada Soomaaliyeed waxuu si weyn ugu mahadcelinayaa shirkadda Solpremier Energy Solutionstaageerada ay ka geysteen daah-furka ururka.



Ururka Injineerrada Korantada Soomaaliyeed waxuu si weyn ugu mahadcelinayaa   Delta Engineering and Consultant LTD  taag...
08/04/2026

Ururka Injineerrada Korantada Soomaaliyeed waxuu si weyn ugu mahadcelinayaa Delta Engineering and Consultant LTD taageerada ay ka geysteen daah-furka ururka.



Address

Mogadishu-waberi-Somalia
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Electrical Engineering Society - SEES posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share