Somali Private Sector Association

Somali Private Sector Association The Somali Private Sector Association (SPSA) is a dynamic umbrella organization dedicated to empowering Somalia’s Small and Medium Enterprises (SMEs).

By representing businesses across various sectors and levels, SPSA serves as a unifying voice

Midowga Ganacsatada Soomaaliyeed (SPSA) waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Mudane Yaasiin Maxamuud Cibaar oo loo doo...
16/07/2026

Midowga Ganacsatada Soomaaliyeed (SPSA) waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Mudane Yaasiin Maxamuud Cibaar oo loo doortay Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed.

Mudane Yaasiin Cibaar wuxuu ahaa la taliye sare oo ka tirsanaa Ururka Ganacsatada Soomaaliyeed.

Gudoomiyaha waxaan u rajeyneynaa inuu xilkiisa si hufnaan leh u guto, ka shaqeeyo casriyeynta Rugta Ganacsiga & guud ahaan horumarinta Ganacsatada Soomaaliyeed.

Ciid wanaagsan dhamaan Ganacsatada Soomaaiyeed & reerahooda. Ribix & reynreyn sanad walba. Guuleysta.
26/05/2026

Ciid wanaagsan dhamaan Ganacsatada Soomaaiyeed & reerahooda. Ribix & reynreyn sanad walba.

Guuleysta.

Midowga Ganacsatada Soomaaliyeed (SPSA) waxay hambalyo iyo bogaadin u diraayaan gudoonka cusub ee Midowga Jaamacadaha So...
30/04/2026

Midowga Ganacsatada Soomaaliyeed (SPSA) waxay hambalyo iyo bogaadin u diraayaan gudoonka cusub ee Midowga Jaamacadaha Soomaaliyeed (ASU):

Dr. Xasan Maxamed Sayid Hassan Sayid— Guddoomiyaha Midowga Jaamacadaha Soomaaliyeed & ku-xigeennadiisa.

Waxaan u rajeynaynaa dhammaantood guul & horumar. Midowga ganacsatada wuxuu ugu baaqaayaa ururuda dhigiisa ah iskaashi & wadashaqeyn.



Ururka Ganacsatada Soomaaliyeed wuxuu hambalyo u dirayaa Gudoonka cusub ee Ururka Dhaqaatiirta Soomaaliyeed. Waxaan raje...
20/07/2025

Ururka Ganacsatada Soomaaliyeed wuxuu hambalyo u dirayaa Gudoonka cusub ee Ururka Dhaqaatiirta Soomaaliyeed.

Waxaan rajeyneynaa in si dhow u wada shaqeeyno si loo xoojiyo kaabaysha daryeelka caafimaadka iyo hagaajinta helitaanka daryeel caafimaad oo tayo leh.

Somali Medical Association

11/03/2025

🎉 Welcome to the Official page of the Somali Private Sector Association (SPSA)! 🎉

We are thrilled to have you here! The SPSA is dedicated to empowering businesses, fostering collaboration, and driving sustainable economic growth in Somalia. Whether you're a business owner, entrepreneur, policymaker, or simply passionate about Somalia’s private sector, this is your platform to connect, engage, and grow with us.

👉 Follow our page for updates on our initiatives, events, and opportunities to collaborate.
👉 Share your ideas and let us know how we can support your business or organization.
👉 Join the conversation as we work together to build a thriving private sector for Somalia.

Thank you for being part of our journey. Together, we can create a brighter future for Somalia’s economy!

Send a message to learn more

11/03/2025

🎉 Ku soo dhawoow Bogga Facebook-ka Ururka Ganacsatada Soomaaliyeed (SPSA)! 🎉

Waxaan ku faraxsanahay inaad nala joogtid! SPSA waxay u adeegtaa horumarinta ganacsiga, wada shaqaynta, iyo kor u qaadida dhaqaalaha Soomaaliya. Haddii aad tahay ganacsade, hal abuure, qorshe sameeye, ama daneeye dhaqaalaha Soomaaliya, boggani waa halka aad ku heli kartid macluumaad kaa haqabtiri doona waxa kaa dhex guuxaaya.

👉 Raac boggeena si aad u hesho warar cusub, dhacdooyin, iyo fursado wada shaqayn.
👉 Wadaag fikradahaaga oo noo sheeg sida aan ku caawin karno ganacsigaaga ama ururkaaga.
👉 Ka qayb qaado wada hadalka annagoo wada shaqaynayna si aan u dhisno ganacsi horumarsan oo Soomaaliya faa’iido u ah.

Waad ku mahadsan tahay inaad na soo booqatid. Fadlan nala joog.

Address

Goley Tower, Lenin Road, Hodan
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Private Sector Association posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share