15/08/2025
Shaafici Maxamuud Ciise " Dowladdu waxay nagu qancisay in aan Codkeenna ku ciil baxno, qoladiinna mucaaradka sidee ayaad nooga dhaadhicineysaan in aan ku laabano doorashadii xildhibaanka ee qofka uu rabo inta soo qorto [ ergo] uu sidaas xildhhibaan ku noqonayay iyadoo aanan lala tartamin?"
#