03/09/2026
๐๐ฎ๐ด๐ฎ ๐๐ผ๐ผ ๐ฏ๐ถ๐น๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐ผ ๐ต๐ฒ๐ฒ๐ฟ ๐บ๐ฎ๐
๐ฎ๐น๐น๐ถ ๐ฎ๐ต ๐ถ๐น๐ฎ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ๐บ๐ฒ๐๐ป๐๐ฎ ๐ต๐ฒ๐ฒ๐ฟ ๐ด๐ผ๐ฏ๐ผ๐น๐ฒ๐ฒ๐ฑ (๐๐ฟ๐ผ๐บ ๐น๐ผ๐ฐ๐ฎ๐น ๐๐ผ ๐ฟ๐ฒ๐ด๐ถ๐ผ๐ป๐ฎ๐น ๐๐บ๐ฝ๐ฎ๐ฐ๐)
Hoggaanka sare ee Tanwiir Forum ayaa mudnan siiyey isbadalada wanaagsan ee ka socda gobolka iyo guud ahaan Afrika, si loo helo hoggaamiyaal Soomaliyeed oo da' yar ah oo door ka qaadan kara saameynta wanaagsan ee qaarada Afrika iyo aduunka.
Si taas loo suuragaliyo hoggaanka sare waxay heshiisyo iyo is dhaafsi aqooneed oo wax ku ool ah lawadaa dhalinyarada gobolka , taaso xoojineyso safarka shaqo ee gudoomiso Malyuun Abdirahman Ali iyo Madaxa Safiirada Caalamiga ah ee Tanwiir Osama Omar .
Madasha leh hiigsi qaran oo ku dhisan Soomaaliyada cusub oo hormuud ay ka yihiiin dhalinyarada soomaaliyeed oo karti hoggamineed iyo xikmad aqooneed xambaarsan.