Somali Action Network

Somali Action Network Bixi oo Badbaadi

23/07/2026
18/07/2026

Waxaan wadnaa olole lagu ururinayo Hal Milyan oo Zakaatul Maal ah si loogu garab istaago Masjidka Al-Aqsaa iyo walaalaheenna Falastiin.

Waxaan kaa codsanaynaa inaad nagala qayb qaadato ololahan khayriga ah. Ka dhig qayb ka mid ah Zakadaada mid lagu taageerayo walaalaheenna Falastiin iyo Masjidka Al-Aqsaa,
Alle dartii uga qayb qaado, lana wadaag fariintan si ay u gaarto dad badan.

Ilaahay ha naga aqbalo zakadeenna, hana dhowro Masjidka Al-Aqsaa, hana u gargaaro walaalaheenna Falastiin. Aamiin. 🤲

08/07/2026

Ku Difaac Zakadaada Masjidka Al-Aqsa
Zakadu waa cibaado iyo mas'uuliyad. Maanta waxaad fursad u haysataa inaad Zakadaada ku taageerto dadaallada lagu garab istaagayo Masjidka Al-Aqsa.

Waxaan ku martiqaadaynaa dhammaan walaalaha Soomaaliyeed gudaha iyo dibadda inay ka qayb qaataan ololahan khayriga ah.

📞 Faahfaahin iyo qaababka deeq bixinta kala xiriir lambarrada ku qoran muuqaalka.
Evc-plus : 0614200309
eDahab : 0628200309
Premier Bank : 020300899001
Salaam Bank : 33552625
Dahabshiil Bank : 110107010
Amal Bank : 1013834072

03/07/2026

Bisha Sakada Waa La Joogaa!
Ku taageer Masjidka Al-Aqsaa Zakadaada.
Muuqaalkan waxaa ku jira wacyigelin uu soo jeedinayo Sh Cabdulxayi Sh Aadan oo ku saabsan muhiimadda Zakada iyo taageeridda Masjidka Al-Aqsaa.

02/07/2026

Bisha Sakada Waa La Joogaa!
Ku Difaac Masjidka Al-Aqsaa Zakadaada.
Fariin uu jeedinayo Sheekh Cabdulxayi Sheekh Aadan, isagoo ugu baaqaya ganacsatada, masuuliyiinta, iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed gudaha iyo dibadda inay Zakadooda ku taageeraan difaaca Masjidka Barakaysan ee Al-Aqsaa.

Ciidul Adxaa Mubaarak! 🌙 SomaliSAN waxay idiin rajaynaysaa ciid farxad iyo barako leh.
27/05/2026

Ciidul Adxaa Mubaarak! 🌙 SomaliSAN waxay idiin rajaynaysaa ciid farxad iyo barako leh.











19/05/2026

gurmadkii waa socda adiga maka hartay ?
Ogow walalaheena reer falstiin dhibka lagama deen allah ayaa guuleyndoono
Qolodii dhibateyneysay waa soo taaganyihiin wali oo marna maseexan oo ma fadhiisan adiga maxa ku fadhiisiyay oo lagaaga dhex waayay caawinta reer falastiin
Oo arin ku taalo mahan miyaa ? oo waajib makaa saarna miyaa ? Allah nafahansiiyo xaqa

12/05/2026

Waxaa si rasmi ah u furan oo la hirgeliyay balanqaadkii waxbarashada 100-ka arday ee agoonta ah.

Adiguna qeyb ka noqo badbaadinta ubadka agoonta ah. Wax yar oo aad bixiso waxay noqon kartaa mustaqbal cusub oo uu ilmuhu helo. ❤️




See less

SomaliSAN 'Somali Action Network' waxay maanta fulisay barnaamij caafimaad oo loogu adeegayay bulshada danyarta ah, si l...
10/05/2026

SomaliSAN 'Somali Action Network' waxay maanta fulisay barnaamij caafimaad oo loogu adeegayay bulshada danyarta ah, si loo gaarsiiyo daryeel caafimaad iyo gargaar bani’aadannimo

Barnaamijkan wuxuu qeyb ka yahay dadaallada joogtada ah ee lagu badbaadinayo bulshada iyo kor u qaadidda caafimaadka dadka nugul.

Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan dadka kheyrka jecel ee garab istaagay howlahan samafalka ah. 🤝🌱





Address

Hodan
Mogadishu
02520

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Action Network posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share