08/01/2025
🌱 Welcome to Somali Agriculture and Community Care Organization (SACCO) 🌟
Hello, friends! 👋
We’re excited to launch SACCO’s official page!
Our mission is to create lasting change in Somali communities by:
✅ Promoting sustainable agriculture 🌾
✅ Enhancing food security 🍲
✅ Supporting health and community care 🏥
✅ Empowering farmers and families 💪
🌍 Together, we can build a future where Somali communities thrive.
This page will serve as a hub for:
💡 Sharing ideas, stories, and success in agriculture.
📢 Announcing community events and programs.
🌾 Educating and inspiring a future of growth and prosperity.
Follow us for updates on our projects, inspiring stories, and opportunities to get involved.
📢 Your support matters! Like, share, and join our journey.
For More Information:
🌐 Visit our website: www.saccosom.org
📧 Email us at: [email protected]
We’re here to answer your questions, collaborate, and work together for a better future!
Thank you for your support,
Somali Agriculture and Community Care Organization - SACCO
—-
🌱 Ku soo dhowaada Ururka Beeralayda iyo Daryeelka Bulshada ee Soomaaliyeed (SACCO) 🌟
Asalaamu Alaikum, asxaabta! 👋
Waxaan ku faraxsanahay inaan ku dhawaaqno boggeena rasmiga ah barta Facebooka ee SACCO!
Hadafkeennu waa inaan isbeddel waara ka samayno bulshada Soomaaliyeed annagoo:
✅ Horumarinayna beeraha 🌾
✅ Xoojinayna ammaanka cuntada (Food Security)🍲
✅ Taageerayna caafimaadka iyo daryeelka bulshada 🏥
✅ Awood siinayna beeralayda iyo qoysaska 💪
🌍 Wadajir, waxaan ku dhisi karnaa mustaqbal ay bulshada Soomaaliyeed ku barwaaqoobaan.
Boggan wuxuu noqon doonaa xarun lagu:
💡 Wadaago fikradaha, sheekooyinka, iyo guulaha beeraha.
📢 Dhawaaqo dhacdooyinka iyo barnaamijyada bulshada.
🌾 Barto oo lagu dhiirrigeliyo horumarka iyo barwaaqada mustaqbalka.
Raac boggeena si aad ula socoto mashaariicdayada, sheekooyinka dhiirrigelinta leh, iyo fursadaha aad nagula qaybqaadan karto.
📢 Taageeradaadu waa muhiim! Like garee, la wadaag, oo noogu soo biir safarkeena.
Wixii Faahfaahin intaa dheer:
🌐 Booqo boggeena internetka: www.saccosom.org
📧 Nala soo xidhiidh: [email protected]
Waxaan u taagan nahay inaan ka jawaabno su’aalihiina, iskaashano, oo aan u wada shaqayno mustaqbal wanaagsan!
Waad ku mahadsan tihiin taageeradiinna,
Ururka Beeralayda iyo Daryeelka Bulshada ee Soomaaliyeed - SACCO