19/03/2026
EID MUBARAK
BARDO Somalia
(Bahano Relief and Development Organization)
Hambalyo Ciid Wanaagsan dhammaan Ummadda Islaamka, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed munaasabadda Ciida Fidriga.
Waxaan Alle ka baryeynaa inuu naga aqbalo acmaashii wanaagsanaa ee bishii barakaysnayd ee Ramadaan.
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال