Xaflada Sanad Guurada 13aad ee Ssc Khaatumo G Banadir

Xaflada Sanad Guurada 13aad ee Ssc Khaatumo G Banadir Ururka midawga Dhalinyarada Ssc-khaatumo Ee Gobolka Banaadir

03/12/2025

Maayarka caasimada Maamul Goboleedka waqooyi Bari EE laascaanood

Abdirahiim Ali Ismail

Dhamaan ururka dhalinyarada Gobolka Banaadir EE  waqooyi Bari Waxay hanbalyo hanbalyo u dirayaa madax Wayne maamul Gobol...
30/08/2025

Dhamaan ururka dhalinyarada Gobolka Banaadir EE waqooyi Bari

Waxay hanbalyo hanbalyo u dirayaa
madax Wayne maamul Goboleedka waqooyi Bari abdiqaadir axmed aw Cali firdhiye iyo madaxwayne Ku xigeenkiisa abdirashid abwaanka oo ay laanahay ilaahay xilka hadinku asturo

Waxaa  xalay kulan wada tashi ah yeedhay gudoomiyaha dhalanyara S S C kHAATumo EE Gobolka Banaadir iyo hooyooyinka Gobol...
22/06/2025

Waxaa xalay kulan wada tashi ah yeedhay gudoomiyaha dhalanyara S S C kHAATumo EE Gobolka Banaadir iyo hooyooyinka Gobolka Banaadir iyo ganacsatada iyo cuqaasha

Kulanka waxaan qayb Ka Ahaa
Boqor khadar Cali jaamac
Madaxwaynihii h**e EE Indhasheel

Kulankan waxaan diirada lagu saaray meelood Fara badan
Guul iyo gabanimo

S S C Khaatumo State

Ilaahay ha idin wada naxariisto dhamaantiin Waxaan tacsi dirayaa dhamaan dhalinyarada Maamul Goboleedka SSC KHaatumo gaa...
11/06/2025

Ilaahay ha idin wada naxariisto dhamaantiin
Waxaan tacsi dirayaa dhamaan dhalinyarada Maamul Goboleedka SSC KHaatumo gaar Ahaan dhalinyarada S S C kHAATumo EE Gobolka Banaadir waxaan tacsida si gaar ah igu dirayaa qosaskii ay Ka wada baxeen dhamaan dhalinyarada Ku nafwaydey badaha

Waxaan maanta kulan wada qaatay dhalinyarada S S C kHAATumo EE Gobolka Banaadir oo UU hor kacayry gudoomiyaha  dhalinyar...
19/05/2025

Waxaan maanta kulan wada qaatay dhalinyarada S S C kHAATumo EE Gobolka Banaadir oo UU hor kacayry gudoomiyaha dhalinyarada S S C kHAATumo EE Gobolka Banaadir Ibrahim Cabdi maxamed Ibro Cabdi

Waxay kulan la yeeshaan madaxwaynaha maamul Goboleedka S S C kHAATumo
Mudane madaxwayne abdiqaadir axmed aw Cali firdhiye iyo golisiisa wasiiradiisa

Midnimo isku duubni

S S C Khaatumo
S S C Khaatumo State

Waxaa caawa kulan wada qaadanay    madaxwayne maamul Goboleedka S S C kHAATumo Munadane Abdiqaadir axmed aw Cali firdhiy...
09/05/2025

Waxaa caawa kulan wada qaadanay

madaxwayne maamul Goboleedka S S C kHAATumo
Munadane

Abdiqaadir axmed aw Cali firdhiye

S S c Khaatumo State

Part 5
02/05/2025

Part 5

Pretty 4
02/05/2025

Pretty 4

Qaybtii 3
02/05/2025

Qaybtii 3

Address

Mogadishu
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xaflada Sanad Guurada 13aad ee Ssc Khaatumo G Banadir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share