Midowga dhalinyarada Tolweyne owraden

Midowga dhalinyarada Tolweyne owraden Ku so dhawaw Boga Rasmiga ah ee Midowga dhalinyarada Tolweyne owraden-duduble

Hoggaanka iyo dhaman Xubnaha Midowga Dhalinyarada Tolweyne Owraden waxa ay Halkan hambalyo iyo bogaadin uga dirayaan dha...
15/05/2026

Hoggaanka iyo dhaman Xubnaha Midowga Dhalinyarada Tolweyne Owraden waxa ay Halkan hambalyo iyo bogaadin uga dirayaan dhammaan dhalinyarada Soomaaliyeed munaasabadda qiimaha badan ee 15-ka May oo ah Maalinta Dhalinyarada.

15-ka May waa maalin xambaarsan taariikh, midnimo, waddaniyad iyo halgan ay dhalinyaradu hormuud u ahaayeen. Waxaan dhalinyarada Soomaaliyeed ku dhiirrigelinaynaa inay sii laba jibbaaraan doorkooda ku aaddan nabadda, horumarka, waxbarashada, Midnimada iyo difaaca qarannimada Soomaaliyeed ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด.

Hambalyo 15-ka May dhammaan dhalinyarada Soomaaliyeed, Guul, gobannimo iyo horumar waara.

Hogaanka Midowga dhalinyarada Tolweyne owraden, Waxow Halkan Hambalyo qiimo Badan uga dirayaa Hon Salaad Gabaxey iyo Mar...
26/04/2026

Hogaanka Midowga dhalinyarada Tolweyne owraden, Waxow Halkan Hambalyo qiimo Badan uga dirayaa Hon Salaad Gabaxey iyo Marwadiisa Anfac oo arooskoodu ka dhacay Caasimada Galmudug ee dhuusa-mareeb.

Mr:Salad Gabaxeey Waxow Kamid ahay xubnaha ugu fir-fircon Midowga Dhalinyarada Tolweyne, Waxaan leenahay Reerka Allaha ubarakeeyo Wada Jira Abid. Reerkii lagu nastee lagu nagaadee Alow ka yeel, ๐ŸŽ‰ โค๏ธ.

Hoggaanka Midowga dhalinyarada Tolweyne owraden waxay halkan hambalyo iyo bogaadin uga dirayaan Guddoomiyaha Bangiga Dhe...
21/04/2026

Hoggaanka Midowga dhalinyarada Tolweyne owraden waxay halkan hambalyo iyo bogaadin uga dirayaan Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Dowlad Goboleedka Galmudug Somalia, Md: Abdulrazak Mohamed Abdi, oo ka mid noqday ๐—ง๐—ข๐—ฃ ๐Ÿญ๐Ÿฌ๐Ÿฌ ๐—ฆ๐—ข๐— ๐—”๐—Ÿ๐—œ ๐—Ÿ๐—˜๐—”๐——๐—˜๐—ฅ๐—ฆ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ.

Tani waa guul weyn oo ka tarjumeysa dadaalka, hufnaanta, iyo daacadnimada uu uโ€™hayo shaqadiisa, isagoo si muuqata ugu adeegay bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan reer Galmudug.

Waxaan kuu rajeyneynaa guulo sii kordha, horumar joogto ah, iyo inaad sii waddo kaalinta muhiimka ah ee aad ka qaadaneyso dhismaha iyo kobcinta dakhliga Galmudug Horumar wacan Guuleyso Gudoomiye.

18/04/2026

Muuqaalka Guud ee xafladii lagu caleema saaray Nabadoonka Guud Ee Beesha Tolweyne Owradeen Iyo ku xigeenkiisa Midnimo iyo Horumar I.A.

Dhamaan xubnaha Midowga dhalinyarada Beesha Tolweyne owraden Oo isku duuban Waxa ay halkan hambalyo qiimo badan uga dira...
17/04/2026

Dhamaan xubnaha Midowga dhalinyarada Beesha Tolweyne owraden Oo isku duuban Waxa ay halkan hambalyo qiimo badan uga dirayaan Nabadoonka Guud iyo Ku xigenkiisa, ee Golaha Dhaqanka, Beesha Tolweyne owraden Maxamud Hiraab ( Duduble) Oo si rasmi ah loogu caleema saaray Magaalada Muqdisho.

Nabadoon: ๐——๐—”๐—”๐—›๐—œ๐—ฅ ๐—–๐—”๐—Ÿ๐—œ ๐——๐—›๐—˜๐—˜๐—ฅ๐—˜ iyo ku xigeenkiisa ๐—–๐—”๐—•๐——๐—จ๐—ŸQ๐—”๐——๐—œ๐—ฅ ๐—–๐—”๐—Ÿ๐—œ ๐—™๐—”๐—”๐—ฅ๐—”๐—ซ, waa nabadoonno ku suntan wanaag, midnimo, iyo isku-wadidda bulshada. Waxay door muhiim ah ka qaataan nabadeynta, xalinta khilaafaadka, iyo horumarinta bulshada, iyagoo tusaale u ah dulqaad, daacadnimo, iyo hoggaan wanaag.

Hambalyadan waxa ay ka tarjumaysaa kalsoonida, midnimada, iyo masuuliyadda weyn ee lagu Aaminay Naboodana, Allaha idinku xafido mazuliyada culus e la idin igmaday, Waxaan idiin rajaynaynaa guul, horumar waara, iyo hogaan hufan oo ku saleysan is beddel iyo himilo muuqda insha Allah Guuleysta.

Gudoomiye Ku xigeenka Midowga Dhalinyarada Tolweyne owraden Md Ali Osman Gele Cali Madoow aya guud ahaan Muslimiinta, ga...
20/03/2026

Gudoomiye Ku xigeenka Midowga Dhalinyarada Tolweyne owraden Md Ali Osman Gele Cali Madoow aya guud ahaan Muslimiinta, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed, ugu hambalyeynaya munaasabadda ciidul-Fidriga. Waxaan Alle ka baryayaa in uu naga wada aqbalo acmaashii iyo cibaadadii suubbanayd Oo aan soo gudanay bisha Barakeysan ee Ramadaan.

Eid Mubarak Waxan Eebbe ka baryaa in dhammanten uu ciidan ciiddeeda kale nagu gaarsiiyo nabad, farxad, horumar, midnimo, iyo wadajir insha Allah.

Hogaanka Midowga Dhalinyarada Tolweyne Owraden iyo dhammaan xubnaha isku duban waxay halkan hambalyo iyo bogaadin uga di...
19/03/2026

Hogaanka Midowga Dhalinyarada Tolweyne Owraden iyo dhammaan xubnaha isku duban waxay halkan hambalyo iyo bogaadin uga dirayaan guud ahaan ummadda Muslimiinta, gaar ahan bulshada Soomaliyed, munaasabadda barakeysan ee Ciidul Fidri.

Waxaan Alle ka baryeynaa inuu naga aqbalo acmaashii wanaagsanayd ee bisha barakeysan ee Ramadaan, Allow ciidan ciideda kale Barwaaqo iyo bash bash nagu wada gaarsi๐Ÿคฒ, nabad iyo midnimo insha Allah.

๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—•๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐—ฒ๐—ฒ ๐— .๐——๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜†๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ง๐—ผ๐—น๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ฒ ๐—ข๐˜„๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ปWaxa si nabad ah noogu qabsoomay Shirka Bilaha ah ee Hoggaanka Midowg...
21/02/2026

๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—•๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐—ฒ๐—ฒ ๐— .๐——๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜†๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ง๐—ผ๐—น๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ฒ ๐—ข๐˜„๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ป

Waxa si nabad ah noogu qabsoomay Shirka Bilaha ah ee Hoggaanka Midowga Dhalinyarada iyo qaar ka mid ah dhalinyarada haldoorka ah ee beesha. Kulanka waxaa shir-guddoomiyay Guddoomiye Ku-xigeenka Midowga dhalinyarada Tolweyne Md: ๐—”๐—น๐—ถ ๐—ข๐˜€๐—บ๐—ฎ๐—ป ๐—š๐—ฒ๐—น๐—ฒ Cali Madoow.

๐—œ๐—ป๐˜๐—ถ๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ฐ๐—ฑ๐—ฎ๐˜† ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—น๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐—พ๐—ผ๐—ฑ๐—ผ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป:
1โ€ข In laga faaโ€™iideysto acmaasha iyo kheyrka Bisha Barakeysan ee Ramadan.
2โ€ข Sidii gurmad iyo gar-gaar loo gaarsiin lahaa dadka ay saameeysay Xaaladda abaaraha ee ka jira deegaannada

๐—ฆ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ฒ, ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ ๐—น๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐—ด๐—ผโ€™๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—บ๐˜‚๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—บ ๐—ฎ๐—ต:
โ€ข In la dhiso guddi gaar ah oo qaabilsan isku dubaridka gurmadka abaaraha, iyo xaalada culus ee taagan.

โ€ข In la diyaariyo warbixin rasmi ah iyo Tirakoob guud oo Dadka ah laguna so bandhigi doono kulanka xiga.

Ugu dambeyn, shirka wuxuu ku soo dhammaaday guul, isfaham, iyo midnimo, iyadoo la isla qaatay in la xoojiyo wadajirka, iskaashiga, iyo horumarinta bulshada.

 ุงู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุงู†ุง ุงู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†Hogaanka iyo Dhaman xubnaha Midowga dhalinyarada Tolweyne owraden e Duduble : Waxey halkan Tacs...
20/02/2026


ุงู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุงู†ุง ุงู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†
Hogaanka iyo Dhaman xubnaha Midowga dhalinyarada Tolweyne owraden e Duduble : Waxey halkan Tacsi uga dirayan Qaraabada xigtada iyo dhaman qoyska Awowe oo Caawa ku geeriyoday Magaalada muqdisho.

Allaha unaxaristo, Samir iyo imaana allaha naga siiyo, janatul fardowsana Allaha Ka waraabiyo Aamiin Yarabi๐Ÿคฒ

Hogaanka Midowga dhalinyarada Tolweyne owraden Waxow halkan hambalyo iyo bogaadin uga diraya dhammaan ummadda Muslimiint...
18/02/2026

Hogaanka Midowga dhalinyarada Tolweyne owraden Waxow halkan hambalyo iyo bogaadin uga diraya dhammaan ummadda Muslimiinta ah, meel kasta ay joogaan, curashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan,

sidoo kale Waxa uu ku boorinayaa dhalinyarada iyo bulshada inteeda kale inay ka faaโ€™iideystaan fadliga weyn ee bisha Barakeysan, adkaynta cibaadada, is-cafinta, is-jacaylka iyo garab istaagga dadka tabaaleysan Nabad iyo Barwaaqo Allaha noogu dhameyo Bisha Barakeysan ๐Ÿคฒ.

17/02/2026

๐†๐ฎ๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐Œ๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐“๐จ๐ฅ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐ž ๐Ž๐ฐ๐ซ๐š๐๐ž๐ง Md: ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—”๐—ต๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐—ฑ (Dugaal) Ayaa u mahad-celiyay dhammaan walaalaha kala duwan ee Beesha Maxamuud Hiraab oo sida sharaf iyo qadarin leh uga soo qayb-galay cazuumaadda qiimaha badan iyo munaasabadda Xarig-jarka Xaafiska Midowga.

Sido kale Guddoomiyaha waxa uu adkeeyay in xaafiskan cusub uu noqon doono meel mideysa dhalinyarada, kor u qaadda iskaashiga, kana shaqeysa horumarinta danaha guud ee bulshada Tolweyne Owraden iyo Guud ahan danaha Dhalinyarada Beesha Maxamud Hiraab (duduble).

Address

Bakaaro Street
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midowga dhalinyarada Tolweyne owraden posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share