30/01/2025
Isbitaalka Kaafi oo kaashanaya hay’adda samafalka ee Kaafi Hospital Foundation ayaa fuliyay olole caafimaad oo bilaash ah, loo gaarsiiyo dadka danyarta ah ee aan awoodin qarashaadka daaweynta daryeel caafimaad.
Dhakhaatir taqasus kala duwan oo ka shaqeeya isbitaalka kaafi ayaa qeyb ka ahaa ololahaan
_________________________________________________
Isbitaalka waxa uu ku yaalaa laamiyaraha zoobe, waxi faahfaahin intaas dheer nagala soo xiriir: 061 083 0002 ama 061 083 0004