Somalia Internet Governance Forum

Somalia Internet Governance Forum Join us as we shape a connected and secure digital future for all Somalis.

The Somali Internet Governance Forum (SIGF) is a platform for collaborative discussions on Internet governance, digital inclusion, and cybersecurity in Somalia. The Somali Internet Governance Forum (SIGF) brings together leaders, experts, and communities to discuss and shape Somaliaโ€™s digital future. Focused on internet governance, digital inclusion, and cybersecurity, SoIGF fosters collaboration to build a secure, accessible, and empowering digital ecosystem for all.

๐–๐š๐ซ-๐’๐š๐ฑ๐š๐š๐Ÿ๐š๐๐ž๐ž๐: ๐Œ๐š๐๐š๐ฌ๐ก๐š ๐‡๐š๐›-๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐ž๐ญ-๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š (๐’๐ˆ๐†๐…) ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐›๐ข๐ข๐ซ๐ญ๐š๐ฒ ๐Œ๐š๐๐š๐ฌ๐ก๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐‡...
09/11/2025

๐–๐š๐ซ-๐’๐š๐ฑ๐š๐š๐Ÿ๐š๐๐ž๐ž๐: ๐Œ๐š๐๐š๐ฌ๐ก๐š ๐‡๐š๐›-๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐ž๐ญ-๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š (๐’๐ˆ๐†๐…) ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐›๐ข๐ข๐ซ๐ญ๐š๐ฒ ๐Œ๐š๐๐š๐ฌ๐ก๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐‡๐š๐›-๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐ž๐ญ ๐ค๐š (๐†๐ฅ๐จ๐›๐š๐ฅ ๐ˆ๐†๐…)

WAR-MURTIYEED Laga soo saaray Shirka Madasha Hab-Maamulka Internet-ka ee Soomaaliya (Somali Internet Governance Forum) ,...
09/11/2025

WAR-MURTIYEED Laga soo saaray Shirka Madasha Hab-Maamulka Internet-ka ee Soomaaliya (Somali Internet Governance Forum) , 4 - 5 Nofeembar, Muqdisho

05/11/2025
05/11/2025

Muuqaal soo koobaya maalinta labaad ee Madasha Hab-Maamulka Internet-ka Soomaaliya.

Waxaa hadda si rasmi ah u soo gabagaboobay  Madasha Hab-Maamulka Internet-ka Soomaaliya.
05/11/2025

Waxaa hadda si rasmi ah u soo gabagaboobay Madasha Hab-Maamulka Internet-ka Soomaaliya.

05/11/2025

Hadaljeedintii Mudane Xasan Macallin Maxamuud Sheikh, Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo si rasmi ah u soo xiray Madasha Hab-maamulka Internet-ka Soomaaliya 2025, oo lagu qabtay 4โ€“5 Nofembar 2025 magaalada Muqdisho.

05/11/2025

Hadaljeedinta Mudane Mahdi Sheekh Cabdullaahi, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda (MoCT),
maalinta labaad ee Madasha Hab-Maamulka Internet-ka Soomaaliya.

05/11/2025

Eng Libaan Cabdikhaadir Sheekh, oo ah khabiir ku takhasusay xeernidaamiyeyaasha iyo rukhsadaha ee Hayโ€™adda Isgaarsiinta Qaranka, ayaa soo koobay War-murtiyeedka Madasha Hab-maamulka Internet-ka Soomaaliya ee lagu qabtay 4โ€“5 Nofembar 2025 magaalada Muqdisho.

05/11/2025

Hadaljeedintia Maxamed Cadceed Cali, Agaasimaha Guud ee Ururka Bulshada Rayidka Soomaaliyeed (SONSA), maalinta labaad ee Madasha Hab-Maamulka Internet-ka Soomaaliya.

Mudane Xasan Macallin Maxamuud Sheikh, Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, aya...
05/11/2025

Mudane Xasan Macallin Maxamuud Sheikh, Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa si rasmi ah u soo xiray Madasha Hab-maamulka Internet-ka Soomaaliya 2025, oo lagu qabtay 4โ€“5 Nofembar 2025 magaalada Muqdisho.

Wasiirka ayaa ka hadlay muhiimadda ay leedahay in Soomaaliya si masuuliyad leh uga faaโ€™iideysato Internet-ka, isagoo xusay in bilowgii adeeggan uu kusoo beegmay xilli dowladnimadu dib u soo kabaneysay. Wuxuu tilmaamay in inkasta oo Internet-ku yahay aalad horumarineed oo fursado badan leh, haddana loo baahan yahay in si joogto ah loo xakameeyo dhibaatooyinka iyo khataraha la socda, sida faafinta macluumaadka marin habaabinta ah iyo dambiyada dhijitaalka ah.

Sidoo kale, Wasiirka ayaa sheegay in awoodda dowladeed iyo tan teknoolojiyadda loo baahan yahay in la isu dheelli-tiro, si loo hubiyo in horumarka dhijitaalka ah uu ku socdo xeerar iyo nidaam la jaanqaadaya isbeddellada casriga ah.

Isagoo ka hadlay qorshayaasha Wasaaradda Cadaaladda, wuxuu sheegay in la diyaarinayo xeerarka iyo shuruucda cusub ee la xiriira dambiyada dhijitaalka ah, kuwaas oo qeyb ka noqon doona dib-u-eegista Xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed, si looga hortago falalka danbiyada teknoolojiyadda ku saleysan una suurtagasho caddaalad waafaqsan xilligaan dhijitaalka ah.

maalinta labaad ee Madasha Hab-Maamulka Internet-ka Soomaaliya.
05/11/2025

maalinta labaad ee Madasha Hab-Maamulka Internet-ka Soomaaliya.

Mudane Mahdi Sheekh Cabdullaahi, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda (MoCT), ayaa ka hadlay g...
05/11/2025

Mudane Mahdi Sheekh Cabdullaahi, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda (MoCT), ayaa ka hadlay gunaanadka maalintii labaad ee Madasha Hab-Maamulka Internet-ka Soomaaliya 2025 (SIGF 2025).

Hadalkiisa wuxuu diiradda saaray arrimo muhiim ah oo la xiriira horumarinta siyaasadaha dhijitaalka ah, maamulka Internet-ka, iyo qorsheyaasha Wasaaradda ee lagu xoojinayo horumarka dhijitaalka ee dalka, isagoo ku boorriyey daneeyayaasha inay sii wadaan wada-shaqeynta iyo isku-duwidda dadaallada lagu dhisayo Soomaaliya dhijitaal ah oo isku xirran, ammaan ah, loona dhan yahay.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somalia Internet Governance Forum posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share