Ahlu Kheyr Foundation

Ahlu Kheyr Foundation KU SOO DHOWOOW HEY'ADA AHU KHEYR FOUNDATION OO KA SHAQEYSA DHAMAAN HOWLAHA KHEYRIGA AH QEYBAHOODA KALA DUWAN

02/10/2026

Walaalkey kheyrka jecel nagala qeyb qaado sadaqadaan jaariyada ah
0615068271

25/09/2026

SADAQAH JAARIYAH

Maanta oo Jimco ah, taariikhduna tahay 25/09/2026
waxaan bilownay qodista ceel waqaf ah, kaas oo loogu talagalay dadka masaakiinta ah, si ay u helaan biyo nadiif ah oo ay ka faa’iidaystaan.

Mahad oo dhan waxaa iska leh Allah SWT

Ilaahay ha naga aqbalo sadaqadan, hana ka dhigo sadaqah jaariyah.

SADAQAH JAARIYAH Alxamdulillaah.Howshii dugsiga ee maalmahan socotay, maanta ayaan soo gabagabeynay.Alle ha inaga aqbalo...
22/09/2026

SADAQAH JAARIYAH

Alxamdulillaah.
Howshii dugsiga ee maalmahan socotay, maanta ayaan soo gabagabeynay.

Alle ha inaga aqbalo, hana ka dhigo sadaqo jaariyah.

31/08/2026

Yaa rabi caafimaad taam ah sii
Walaaliyaal aan caawino walaasheena xanuunsan

09/08/2026

0615068271
Ahlu Kheyr Foundation

KULAN DUCO IYO AKHRISKA QUR’AANKA KARIIMKAMARXUUMAD HOOYO CAASHAIlaahay ha u naxariisto hooyo Caasha,Jannatul Firdowsana...
09/08/2026

KULAN DUCO IYO AKHRISKA QUR’AANKA KARIIMKA

MARXUUMAD HOOYO CAASHA

Ilaahay ha u naxariisto hooyo Caasha,
Jannatul Firdowsana ha ka waraabiyo Aamiin

SADAQAH JAARIYAHCEELKAAN WAQAFKA AH WAXAA LOO QODAY SHACABKASOOMAALIYEED EE U BAAHAN BIYO NADIIF AHQODISTA CEELKAAN WAXA...
26/05/2026

SADAQAH JAARIYAH
CEELKAAN WAQAFKA AH WAXAA
LOO QODAY SHACABKA
SOOMAALIYEED EE U BAAHAN BIYO NADIIF AH
QODISTA CEELKAAN WAXAA ISKA KAASHADAY HEY'ADDA Ahlu Kheyr Foundation IYO DADKEENA SOOMAALIYEED EE KHEYRKA JECEL
ALLAH HAKA ABAAL MARIYO DHAMMAAN
INTII KA QEYB QAADATAY AAMIIN

26/05/2026

SADAQAH JAARIYAH
CEELKAAN WAQAFKA AH WAXAA
LOO QODAY SHACABKA
SOOMAALIYEED EE U BAAHAN BIYO NADIIF AH
QODISTA CEELKAAN WAXAA ISKA KAASHADAY HEY'ADDA Ahlu Kheyr Foundation IYO DADKEENA SOOMAALIYEED EE KHEYRKA JECEL
ALLAH HAKA ABAAL MARIYO DHAMMAAN
INTII KA QEYB QAADATAY AAMIIN

Walaalaha Soomaaliyeed ee Kheyrka JecelNagala Qayb Qaata Udxiyada Sanadkan 2026/1447 Si aan u gaarsiino Qoysaska Danyart...
24/05/2026

Walaalaha Soomaaliyeed ee Kheyrka Jecel
Nagala Qayb Qaata Udxiyada Sanadkan 2026/1447
Si aan u gaarsiino Qoysaska Danyarta ah agoonta & Dadka Tabaaleysan ee aan Awoodin Udxiyada Ciidda
KA QEYB QAADO
+252 615068271
+252 625068271

SADAQAH JAARIYAHCEELKAAN WAQAFKA AH WAXAA LOO QODAY SHACABKASOOMAALIYEED EE U BAAHAN BIYO NADIIF AHQODISTA CEELKAAN WAXA...
16/05/2026

SADAQAH JAARIYAH
CEELKAAN WAQAFKA AH WAXAA
LOO QODAY SHACABKA
SOOMAALIYEED EE U BAAHAN BIYO NADIIF AH
QODISTA CEELKAAN WAXAA ISKA KAASHADAY HEY'ADDA SOOMAALI BARWAAQO FOUNDATION IYO DADKEENA SOOMAALIYEED EE KHEYRKA JECEL
ALLAH HAKA ABAAL MARIYO DHAMMAAN
INTII KA QEYB QAADATAY AAMIIN

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahlu Kheyr Foundation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share