Somali Society For Emergency Medicine - SOSEM.

Somali Society For Emergency Medicine - SOSEM. The Somali Society for Emergency Medicine (SOSEM) is a professional organization dedicated to advancing emergency medicine in Somalia.

SOSEM aims to adress the critical need for EMS, training of professionals and promote research in emergency medicine.

Somali Society for Emergency Medicine (SOSEM) extends its heartfelt congratulations to Dr. Mohamed Mukhtar, Dr. Sowda Nu...
24/04/2026

Somali Society for Emergency Medicine (SOSEM) extends its heartfelt congratulations to Dr. Mohamed Mukhtar, Dr. Sowda Nur, Dr. Muna Abdirahman, and Dr. Abdullahi Ahmed on successfully completing their residency in Emergency Medicine & Critical Care at BaลŸakลŸehir ร‡am ve Sakura City Hospital, one of Europeโ€™s largest and most advanced hospitals, and graduating as specialists.
This remarkable achievement reflects years of dedication, perseverance, and commitment to excellence in medicine. We wish them continued success, growth, and distinction in their professional careers.


๐Ÿ”ต SOSEM Joins Mental Health Awareness Campaign ๐Ÿง The Somali Society for Emergency Medicine (SOSEM) is honored to be part ...
09/11/2025

๐Ÿ”ต SOSEM Joins Mental Health Awareness Campaign ๐Ÿง 

The Somali Society for Emergency Medicine (SOSEM) is honored to be part of the organizing team and to contribute as a panelist in the Mental Health Awareness Campaign under the theme:
โ€œIntegrated Mental Health Response in Emergencies and Conflict Settings.โ€

This important event brings together experts and advocates to strengthen the integration of mental health in emergency and humanitarian response across Somalia.

๐Ÿ“ Venue: Nova Hall
๐Ÿ“… Date: 10 November 2025
๐Ÿ•• Time: 6:30 โ€“ 8:30 PM

Together, we promote mental well-being as a vital component of emergency care and community resilience. ๐Ÿ’™




โœจCasharkii: Sida loola tacaalo bukaanka soo sumoobay ee yimid qeybta gargaarka degdegga ahDhabtii wuxuu ahaa cashar aad ...
02/10/2025

โœจCasharkii: Sida loola tacaalo bukaanka soo sumoobay ee yimid qeybta gargaarka degdegga ah

Dhabtii wuxuu ahaa cashar aad looga faaโ€™iideystay, oo iftiimiyay aqoon muhiim u ah dhakhaatiirta iyo bixiyeyaasha daryeelka degdegga.

๐Ÿค Waxaan umahadcelinaynaa qabanqaabiyayaasha, jeediyaha Dr. Rukia Abukar Abdi, iyo dhammaan ka qeybgalayaasha ka dhigay kulankan mid guul leh.

๐Ÿ“ฃJoin us for a vital clinical session organized by the Somali Society for Emergency Medicine (SOSEM) in collaboration wi...
28/09/2025

๐Ÿ“ฃJoin us for a vital clinical session organized by the Somali Society for Emergency Medicine (SOSEM) in collaboration with the Somali Medical Association (SMA).

: Approach to the Poisoned Patient in the Emergency Departmentโ€™โ€™

: Dr. Rukia Abukar Abdi
(Emergency & Critical Care Specialist, Madina Hospital | ATLS, ACLS, BLS, ERTC Instructor | University Lecturer)

๐Ÿ“… Date: 02 October 2025
๐Ÿ•’ Time: 03:30 PM
๐Ÿ“ Venue: Nova Diagnostic & Research Hall.

โ€™t miss this valuable academic and professional learning opportunity!

Ururka Dhaqaatiirta Deg-degga Soomaaliyeed (SOSEM) waxa uu ku faraxsan yahay dhamaystirka tababarka   (BLS) oo ka dhacay...
12/09/2025

Ururka Dhaqaatiirta Deg-degga Soomaaliyeed (SOSEM) waxa uu ku faraxsan yahay dhamaystirka tababarka (BLS) oo ka dhacay Jaamacadda Caalamiga ah ee Aadan Cadde ( ).

Tababarka waxaa fuliyay dhakhaatiirta SOSEM:
Dr. Nasteho Mohamed Sheikh Omar
Dr. Mohamed Abdi Ahmed (Karam)
Dr. Ahmed Ali Mohamed (Caarad)

Arday caafimaad oo gaaraya , kuwaas oo loo kala qeybiyay 4 kooxood si ay u bartaan xirfadaha badbaadinta degdegga ah ( )

Tababarkan waxaa laqabtay inta udhaxeysay 14-28 August 2025.

SOSEM waxa ay sii wadi doontaa tababarrada iyo (ALS) si kor loogu qaado aqoonta iyo xirfadaha xirfadlayaasha caafimaadka Soomaaliyeed.



Midowga Dhaqaatiirta Deg-degga Soomaaliyeed (SOSEM) waxaa sharaf weyn noo ah in aan helno   ee Ururka ugu shaqada wanaag...
12/09/2025

Midowga Dhaqaatiirta Deg-degga Soomaaliyeed (SOSEM) waxaa sharaf weyn noo ah in aan helno ee Ururka ugu shaqada wanaagsan ( ) oo ay na gudoonsiisay Ururka Dhaqaatiirta Soomaaliyeed (Somali Medical Association - SMA).

Shahaadadan waxaa loo bixiyey aan kula shaqeyneyno SMA si loo horumariyo caafimaadka bulshada, loona xoojiyo xirfadaha dhakhaatiirta Soomaaliyeed.

Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan xubnaha iyo la-hawlgalayaasha caafimaadka ee naga taageera dadaallada horumarinta caafimaadka bulshada Soomaaliyeed.

 The Somali Society for Emergency Medicine (SOSEM) in collaboration with the Somali Medical Association (SMA) is pleased...
04/09/2025



The Somali Society for Emergency Medicine (SOSEM) in collaboration with the Somali Medical Association (SMA) is pleased to invite you to an educational session on:
to Airway Management in the Emergency Department (ED)

๐Ÿ—ฃ๏ธ Presenter: Dr. Salad Mohamud Mohamed
Emergency Medicine Specialist, Head of Research and Education โ€“ SOSEM

๐ŸŽค Moderator: Dr. Mohamed Abdi Ahmed
Emergency Medicine and Trauma Specialist, Head of Public Relations โ€“ SOSEM

๐Ÿ“… Date: Monday, 08 September 2025
๐Ÿ•— Time: 08:00 PM โ€“ 10:00 PM (EAT)
๐Ÿ“ Platform: Zoom

๐Ÿ”— Join the session via the following link: https://us05web.zoom.us/j/88337417009?pwd=hkrNzXIgrnczEmOQfbbZtpqtPaLZQn.1

We warmly welcome all colleagues and healthcare professionals to take part in this insightful discussion


 Waxaa si guul leh ku soo dhammaaday casharkii muhiimka ahaa, cinwaankiisuna ahaa:  ah.โ€Casharkan CME-ga ah waxaa si wad...
31/07/2025



Waxaa si guul leh ku soo dhammaaday casharkii muhiimka ahaa, cinwaankiisuna ahaa:
ah.โ€

Casharkan CME-ga ah waxaa si wadajir ah u qabtay iyo , waxaana jeediyay:
(MD) iyo (MD).

ballaaran ayaan u diraynaa dhammaan ka-qaybgalayaashii si isku duubni leh uga qeyb qaatay.

la soco SOSEM, una diyaar garow casharrada soo socda Insha Allah.

  ahUrurka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed-SMA iyo Somali Society For Emergency Medicine - SOSEM waxa ay si wadajir ah dhamaa...
27/07/2025

ah

Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed-SMA iyo Somali Society For Emergency Medicine - SOSEM waxa ay si wadajir ah dhamaan Dhakhaatiirta Soomaaliyeed ku casuumayaan inay kasoo qeyb galaan CME cinwaankiisu yahay:
๐’๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ž๐ฆ๐š๐ญ๐ข๐œ ๐€๐ฉ๐ฉ๐ซ๐จ๐š๐œ๐ก ๐ญ๐จ ๐„๐ฆ๐ž๐ซ๐ ๐ž๐ง๐œ๐ฒ ๐๐š๐ญ๐ข๐ž๐ง๐ญ ๐„๐ฏ๐š๐ฅ๐ฎ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐š๐ง๐ ๐Œ๐š๐ง๐š๐ ๐ž๐ฆ๐ž๐ง๐ญ

Ujeeddada waa sare u qaadista heerka wacyiga bulshada, qaas ahaan bahda Caafimadka.


๐Ÿ—“ ๐Ÿ‘๐ŸŽ ๐‰๐ฎ๐ฅ๐ฒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“
๐ŸŒž ๐–๐ž๐๐ง๐ž๐ฌ๐๐š๐ฒ
โŒ› ๐ŸŽ๐Ÿ‘:๐Ÿ‘๐ŸŽ ๐—ฃ๐— 
๐Ÿ“๐๐จ๐ฏ๐š ๐ƒ๐ข๐š๐ ๐ง๐จ๐ฌ๐ญ๐ข๐œ & ๐‘๐ž๐ฌ๐ž๐š๐ซ๐œ๐ก ๐‡๐š๐ฅ๐ฅ, ๐๐ž๐ง๐š๐๐ข๐ซ ๐’๐ญ๐ซ๐ž๐ž๐ญ, ๐‡๐จ๐๐š๐ง ๐ƒ๐ข๐ฌ๐ญ๐ซ๐ข๐œ๐ญ, ๐Œ๐จ๐ ๐š๐๐ข๐ฌ๐ก๐ฎ-๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐š

Kulan isugu jiray so dhaweyn dhaqaatiirta cusub ee ku taqasusay daaweyn xaaladaha degdega iyo kala warqaadashu ayaa u qa...
25/07/2025

Kulan isugu jiray so dhaweyn dhaqaatiirta cusub ee ku taqasusay daaweyn xaaladaha degdega iyo kala warqaadashu ayaa u qabsoomay Ururka SOSEM.

Kulan waxa kaso qeyb galay qaar ka mid ah madaxda qeybta fulinta Ururka SOSEM.

So dhawaada ayaa leenahay dhaqaatiirta cusub ee SOSEM kuso biiray.

Somali Society for Emergency Medicine.

 Munaasabadda Soodhaweynta Xubnaha Cusub ee SOSEM  ๐Ÿ“Venue: JAWHARA Hotel
25/07/2025



Munaasabadda Soodhaweynta Xubnaha Cusub ee SOSEM


๐Ÿ“Venue: JAWHARA Hotel

Address

Hodan, Km5 Street
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Society For Emergency Medicine - SOSEM. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share