Baraarug

Baraarug Kor u Qaadista Xuquuqda Haweenka iyo Dhallinyarada Soomaaliyeed waa ol'olaha kor u qaadista xuquuqda iyo .

Baraarug is a digital media campaign promoting greater access to civic rights for women and youth in Somalia through digital media.

21/09/2026

HORADHAC: Madasha 10aad ee Baraarug oo kulmisay dhallinyarada, haween, saxafiyiin iyo aqoonyahanno jaamacadeed.

21/09/2026

Madasha ee 10aad iyo Muqdisho.
Baraarug
Dhowaan la soco muuqaallo ku saabsan madasha 10aad ee Baraarug. .
Whatsapp: WhatsApp: +252 61 9281015

SAWIRRO: Madasha 10aad ee Baraarug Somali Journalists Syndicate - SJS ayaa noogu qabsoontay Muqdisho, taas oo isu keenta...
21/09/2026

SAWIRRO: Madasha 10aad ee Baraarug Somali Journalists Syndicate - SJS ayaa noogu qabsoontay Muqdisho, taas oo isu keentay dhallinyarada siyaasadda ku jira, haweenka u dhaqdhaqaaqa bulshada, saxafiyiin, dhallinyaro, aqoonyahanka jaaacadaha.

Madashan waxaan uga doodnay xallinta khilaafaadka iyo fududeynta nabadda Soomaaliya.

Dhowaan la soco muuqaallo ku saabsan madasha 10aad ee Baraarug. .

Whatsapp: WhatsApp: +252 61 9281015

AKHRISO:Zeynab Ali Hassan oo bannaanka soo dhigtay dulmiga ka dhanka ah haweenka ee ka jira xafiisyada dowladda.π…πšππ₯𝐚𝐧 𝐧...
17/09/2026

AKHRISO:Zeynab Ali Hassan oo bannaanka soo dhigtay dulmiga ka dhanka ah haweenka ee ka jira xafiisyada dowladda.

π…πšππ₯𝐚𝐧 𝐧𝐚π₯𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚𝐚𝐠 𝐚𝐫𝐚𝐠𝐭𝐒𝐝𝐚𝐚𝐝𝐚!
WhatsApp: +252 619 281015
Telegram: https://t.me/Baraarugcampaign

π€πŠπ‡π‘πˆπ’πŽ: Zeynab Cali Xasan oo laga eryay Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Soomaaliya, kaddib markii ay diiday inay amma...
16/09/2026

π€πŠπ‡π‘πˆπ’πŽ: Zeynab Cali Xasan oo laga eryay Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Soomaaliya, kaddib markii ay diiday inay ammaanto Madaxweyne Xasan Sheekh oo u warrantay.

π…πšππ₯𝐚𝐧 𝐧𝐚π₯𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚𝐚𝐠 𝐚𝐫𝐚𝐠𝐭𝐒𝐝𝐚𝐚𝐝𝐚!
WhatsApp: +252 619 281015
Telegram: https://t.me/Baraarugcampaign

15/09/2026

𝐁𝐀𝐑𝐀𝐀𝐑𝐔𝐆 ππŽπƒπ‚π€π’π“ 𝐄𝐏 πŸ’πŸ: Doorka Haweenka ee Nabadda, Isbeddelka Bulshada iyo Hoggaaminta Soomaaliya

π…πšππ₯𝐚𝐧 𝐧𝐚π₯𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚𝐚𝐠 𝐚𝐫𝐚𝐠𝐭𝐒𝐝𝐚𝐚𝐝𝐚!
WhatsApp: +252 619 281015
Telegram: https://t.me/Baraarugcampaign

14/09/2026

Jaamacadda vs. Xirfadaha: Tee baa u muhiimsan xilligan dhalinyarada Soomaaliyeed?

β€” Sowdo Maxamuud Salaad ayaa Baraarug u sharraxaysa.
π…πšππ₯𝐚𝐧 𝐧𝐚π₯𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚𝐚𝐠 𝐚𝐫𝐚𝐠𝐭𝐒𝐝𝐚𝐚𝐝𝐚!
WhatsApp: +252 619 281015
Telegram: https://t.me/Baraarugcampaign

13/09/2026

Shaqo la’aanta dhalinyarada Soomaaliyeed, Muhiimadda Xirfadaha Gacanta iyo Hal-abuurka β€” Eng. Ibrahim Abdunor

π…πšππ₯𝐚𝐧 𝐧𝐚π₯𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚𝐚𝐠 𝐚𝐫𝐚𝐠𝐭𝐒𝐝𝐚𝐚𝐝𝐚!
WhatsApp: +252 619 281015
Telegram: https://t.me/Baraarugcampaign

09/09/2026

Maxay muhiim u tahay in dhalinyarada Soomaaliyeed ay xirfado bartaan?
β€” Zubeyr Cabdullaahi ayaa Baraarug u sharaxay.
π…πšππ₯𝐚𝐧 𝐧𝐚π₯𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚𝐚𝐠 𝐚𝐫𝐚𝐠𝐭𝐒𝐝𝐚𝐚𝐝𝐚!
WhatsApp: +252 619 281015
Telegram: https://t.me/Baraarugcampaign

07/09/2026

Caqabadaha Haweenka Soomaaliyeed ay kala kulmaan gelitaanka suuqa ganacsiga iyo Hadallada lagu liido
π…πšππ₯𝐚𝐧 𝐧𝐚π₯𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚𝐚𝐠 𝐚𝐫𝐚𝐠𝐭𝐒𝐝𝐚𝐚𝐝𝐚!
WhatsApp: +252 619 281015
Telegram: https://t.me/Baraarugcampaign

Address

Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baraarug posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Baraarug:

Shortcuts

Share