Cabdi Risaq Kaneeco

Cabdi Risaq Kaneeco mar walba waxad i tihiin dhiiri gelin

Rasuulka ﷺ Wuxuu yiri Ku Daaweeya Cuduradiina Sadaqada" Haday Ku Haystaan Xanuuno aad Dhaqtar Kasta Kala Qusatay Badso B...
05/03/2024

Rasuulka ﷺ Wuxuu yiri Ku Daaweeya Cuduradiina Sadaqada" Haday Ku Haystaan Xanuuno aad Dhaqtar Kasta Kala Qusatay Badso Bixinta Sadaqada Allah Wuu Kaa Faydi Doona.

Sidoo Kale Rasuulkeenu ﷺ Wuxuu yiri Sadaqadu Waxay Demisa Dunuubta Sida Biyuhu Dabka U Demiyaan Sidoo kale Waxay Damisa Sadaqada Sirta Ahi Carada Allah.

Rasuulku ﷺ Wuuxu Kaloo yiri Naarta Uga Gaashaanta Timir Jeexeedna Allah Haka Dhige.

Sadaqadu Maalka Ayay Barakaysaa Cimriga iyo Caafimaadka ee fursad markaad ku Hesho yay Ku dhaafin adoo haya oo Aad la kulanto cid u Baahan Oo Mudan

Rabbigeen Waa mid naxariis badan oo cadaalad badan, oo kheyr inala raba, hadii aanad maal haysan ogow, Subxaanallaah waa sadaqo, Alhamdulilah waa Sadaqo, Wanaaga aad dadka fartaa waa Sadaqo, hadalka wanaagsan waa Sadaqo ee dhankaga yaan lagaaga dheerayn.

Intii aan haysan Alle Maal ha siiyo barako leh oo ay ilaahay dartii ula baxaan, inta Haysata ee Sadaqada ka bixisa ilaahay ha u barakeeyo. 🤲

Address

Cabdirisaaq Kaneeco
Mogadishu
777886

Telephone

+252619009743

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabdi Risaq Kaneeco posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share