08/07/2025
𝗔𝗹𝘅𝗮𝗺𝗱𝘂𝗹𝗹𝗶𝗹𝗮𝗮𝗵,
Marka h**e mahad oo dhami Allah ayey usugnatay, marka xigta waxaan umahadcelinaya labadeyda walid Hooyo Luul Maxamuud Jaamac iyo Aabo Kasim khaliif aadan oo ii'h**eyn nolashooda oo dhami si aan heerkan kuso gaaro maanta.
Mahadcelin oo kaliya kuma so koobi karo abaalkina mana ila ahan intaan noolahey in aan gudi karo abaalkas lakiin waxaan Alle weydisanaya in aad kamid noqotan dadka uu Alle janadisa galindoona xisaab la,aan iyo cadaab la,aan, sido kale in uu Alle idin'ka dhigo kuwa harsada maalinka uusan jirin har laharsado kan Alle mooye.
Waxaan sido kale umahadcelinaya macalimintayda dhamantood qof walba uu Alle waafijiyey in uu nolasheyda cilmi iga qorsonaa Alle idinki, dartiis igu iftiimiyey. Waxaan si qaas ah ugu mahadcelinaya dhaman maamulka iyo macaliminta Facult of Business & Economic Students Association-BESA iyo dhamaan macaliminta Somali International University - SIU.
4-tiii sano ee laso dhaafay, ma aheyn mid aan cilmi kaliya barta sido kale waxaan ahaa mid qaato qibradda badan oo nolasheyda qeyb weyn ka qaatay heerka aan manta taganaha "Alxamdulilah".
Ugu danbeyntii waxan qeyb ka noqtey Naadiga qalinjabiyasha SIU Alumni Association.
W/Q Abdulkadir Kasim