Rio Centre - Research. Innovation. Outreach

Rio Centre - Research. Innovation.  Outreach Jobkey Rio Centre is Centre for Research, Innovation and Outreach.

05/04/2026

๐ŸŽฌ๐ŸŽจ Ma rabtaa inaad barato Graphic Design & Video Editing?
Xarunta Xirfadaha iyo Hal-abuurka Rio Center ee Jaamacadda Jobkey waxay bilaabeysaa koorso cusub oo aad ku baran karto editing muqaalo iyo design xirfad leh.
๐Ÿ’ผ Fursado shaqo online ah iyo freelancing ayaad ka heli kartaa
โณ Kuraas xadidan
๐Ÿ‘‰ Is diiwaangeli hadda si aadan uga harin
61 2187878

https://docs.google.com/forms/d/1FHxNkdZT69tKbqzDhOamZJXY_Xyy97GF6NuqTMX-9o0/viewform

SOME ONE IS  COOKING ๐Ÿ”ช DHAWAAN NALA SOCO
05/04/2026

SOME ONE IS COOKING ๐Ÿ”ช DHAWAAN NALA SOCO

๐Ÿš€ Fur Fursaddaada Hal-abuurka! ๐ŸŽจMa xiisaynaysaa Graphic & Visual Design?Hadda waa waqtigii aad ka dhigi lahayd xirfaddaa...
04/04/2026

๐Ÿš€ Fur Fursaddaada Hal-abuurka! ๐ŸŽจ

Ma xiisaynaysaa Graphic & Visual Design?
Hadda waa waqtigii aad ka dhigi lahayd xirfaddaada mid heer sare gaarta!

๐Ÿ“ Rio Center โ€“ Home of Innovation
Waxay DHamaan Bilaabeynaa tababar casri ah oo si xirfad leh loo diyaariyey, kaas oo kaa caawinaya inaad noqoto designer dhab ah.

๐Ÿ“… Bilowga: 5 April 2026
โณ Muddada: 2 Bilood
๐ŸŽ“ Shahaado: Haa (Certificate)

๐Ÿ•’ Jadwalka:
โ€ข Talaado & Arbaco
โ€ข Khamiis & Jimco
โฐ 2:00 PM โ€“ 4:00 PM (Afternoon Shift)

๐Ÿ“˜ Nuxurka Tababarka:
Tababarkan waxaa si taxaddar leh loogu habeeyey qaab waxbarasho oo isku dheelitiran, oo isugu jira fahamka aragtiyaha aasaasiga ah ee naqshadeynta iyo ku dabaqista xirfadahaas xaalado dhab ah. Ka qaybgalayaashu waxay baran doonaan mabaadiโ€™da muhiimka ah ee Graphic Design iyo Visual Communication, iyagoo sidoo kale horumarinaya awoodda hal-abuurka iyo fikirka naqshadeynta.

Inta lagu jiro koorsada, ardaydu waxay si tartiib ah u baranayaan adeegsiga qalabka casriga ah ee naqshadeynta, iyagoo ku shaqeynaya mashruucyo u eg kuwa dhabta ah ee suuqa laga isticmaalo. Habkan waxbarasho wuxuu u diyaarinayaa ka qaybgalayaasha inay si kalsooni leh u abuuraan naqshado tayo sare leh oo la jaanqaadi kara baahiyaha suuqa casriga ah.

๐Ÿ“ž Isdiiwaan geli maanta: +252612187878

๐Ÿ”ฅ Ha seegin fursadan โ€“ Mustaqbalkaaga halkaan ayuu ka bilaabmaa!

https://docs.google.com/forms/d/1FHxNkdZT69tKbqzDhOamZJXY_Xyy97GF6NuqTMX-9o0/viewform

๐Ÿ‘€ Waxaan Bilaabaynaa Inaan Wax Yar Ka Muujinoโ€ฆWaxaan ognahay inaad sugaysayโ€ฆ โณMarka halkan waa tilmaan yar๐Ÿ˜‰๐ŸŽจ Hal-abuur c...
03/04/2026

๐Ÿ‘€ Waxaan Bilaabaynaa Inaan Wax Yar Ka Muujinoโ€ฆ

Waxaan ognahay inaad sugaysayโ€ฆ โณ
Marka halkan waa tilmaan yar๐Ÿ˜‰

๐ŸŽจ Hal-abuur cusub ayaa soo socda
๐ŸŽฌ Xirfad aad gacanta ku dhisan karto
๐Ÿ’ก Wax kuu furi kara albaabyo cusub

Ma fahantay waxa ay noqon karto? ๐Ÿค”

๐Ÿ“ข Ku sii xirnowโ€ฆ dhawaan ayaan si rasmi ah u shaacin doonaa!

๐Ÿ‘‰ Follow garee si aadan u seegin update-ka xiga

๐Ÿคซ Wax Weyn Ayaa Soo Socdaโ€ฆMararka qaar fursadaha ugu fiican lama shaaciyo si fududโ€ฆLaakiin waxaan kuu haynaa wax si dhab...
02/04/2026

๐Ÿคซ Wax Weyn Ayaa Soo Socdaโ€ฆ

Mararka qaar fursadaha ugu fiican lama shaaciyo si fududโ€ฆ
Laakiin waxaan kuu haynaa wax si dhab ah u beddeli kara mustaqbalkaaga ๐Ÿ‘€

๐ŸŽฏ Wax cusub
๐ŸŽฏ Wax faaโ€™iido leh
๐ŸŽฏ Wax aad ka faaโ€™iidaysan doonto

โณ Sugโ€ฆ waqtiga dhow ayaan shaacin doonaa!

๐Ÿ‘‰ Hubi inaad Follow gareyso page-ka si aadan u seegin



Jobkey University

Hambalyo Ciida โ€“ Rio Center ๐ŸŽ‰๐ŸŒ™Dhamaan howl-wadeennada, maamulka, macaliminta iyo bulshada Soomaaliyeed:Ciidul Adxa Mubaa...
19/03/2026

Hambalyo Ciida โ€“ Rio Center ๐ŸŽ‰๐ŸŒ™

Dhamaan howl-wadeennada, maamulka, macaliminta iyo bulshada Soomaaliyeed:

Ciidul Adxa Mubaarak!
ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„ุŒ ูˆูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ
Rio Center waxay idiin rajaynaysaa ciid farxad iyo barako leh. ๐Ÿคฒโœจ

Centre

Ramadaan Kariim๐ŸŒ™.Allah naga yeelo kuwii ka faadeysta Bisha Barakeysan Fadgliisa iyo Kheyrkiisa Suuban.      .
08/03/2026

Ramadaan Kariim๐ŸŒ™.

Allah naga yeelo kuwii ka faadeysta Bisha Barakeysan Fadgliisa iyo Kheyrkiisa Suuban.



.

๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐‚๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข ๐›๐š๐š๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐š, ๐‡๐š๐ฅ-๐š๐›๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐œ๐ฒ๐ข๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐‰๐จ๐›๐ค๐ž๐ฒ ( Jobkey Rio Centre - Research. Innovation.  Out...
27/07/2025

๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐‚๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข ๐›๐š๐š๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐š, ๐‡๐š๐ฅ-๐š๐›๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐œ๐ฒ๐ข๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐‰๐จ๐›๐ค๐ž๐ฒ ( Jobkey Rio Centre - Research. Innovation. Outreach ) ayaa soo qaban qaabisay tababar la xariira fagaara ka hadalka (๐๐ฎ๐›๐ฅ๐ข๐œ ๐’๐ฉ๐ž๐š๐ค๐ข๐ง๐ ).
Waxaana ka faaideystay qaar ka mid ah ardayda Jaamacadda.
Tababarkaan waxaa soo qaban qaabisay Xukumada Ardayda Jaamacada Jobkey- XAJJo iyo Maamulka Jaamacadda, waxaana soo jeediyay Ustad Abdifatah Kasim oo bixiyay casharada ,waxaana lagu qabtay Hoolka RIO.






Fikirkaada ayaan u badali karnaa Ganacsi guuleystay.
10/03/2025

Fikirkaada ayaan u badali karnaa Ganacsi guuleystay.

14/02/2025

Grand Opening
RIO Center, coming soon...

Address

Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rio Centre - Research. Innovation. Outreach posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share