19/09/2026
🇸🇴Soomaaliya & Shiinaha🇨🇳
Somalia-China Friendship Association waxay soo dhaweynaysaa xoojinta xiriirka iyo iskaashiga Soomaaliya iyo Shiinaha, gaar ahaan dhinacyada difaaca, amniga iyo diblomaasiyadda.
Iskaashiga iyo xiriirka wanaagsan ee labada dal ayaa muhiim u ah horumarinta wada-shaqeynta, is-fahamka iyo nabadda Soomaaliya, gobolka iyo caalamka.
Somalia–China Friendship Association waxay mar walba taageertaa xoojinta saaxiibtinimada, is-fahamka iyo iskaashiga labada shacab. 🇸🇴🤝🇨🇳
🇸🇴 Somalia–China Friendship Association welcomes the strengthening of relations and cooperation between Somalia and China, particularly in the areas of defence, security and diplomacy.
Strong bilateral cooperation is important for promoting dialogue, mutual understanding and peace in Somalia, the region and beyond.
The Somalia–China Friendship Association remains committed to promoting friendship, mutual understanding and cooperation between the peoples of Somalia and China. 🇸🇴🤝🇨🇳
Chinese Embassy in Somalia
Somali Embassy in Beijing- China