Midowga Dhalinyarada Beesha Gumcadle

Midowga Dhalinyarada Beesha Gumcadle Midowga Dh. Beesha, Gumcadle
Hadafkeenu waa hormarka umada somaliyeed

14/10/2026

Mid kamid ah hadal jeedin ow kula hadlay ganacsatada teeramkiisii h**e

Xildhibaan
Hon Abdirizaq Mohamed Wehliye

13/10/2026

HAMBALYO XILDHIBAANNADA BEESHA MURUSADE EE MAAMULKA GALMUDUG

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa xildhibaannada beesha Murusade ee ku metelaya Maamulka Galmudug, annagoo u rajaynayna guul, xilkasnimo iyo in ay si hufan uga soo baxaan waajibaadka loo igmaday.

Liiska xildhibaannada:

1. Hon Abdirizaq Mohamed Wehliye
2. Shaafici Cabdicasiis Cabdulle
3. Cabdiqaadir Cabdullaahi Bariise Daabjeerin
4. Xuseen nuur Dhagaweyne
5. Cumar Yuusuf Cawaale
6. Ismaaciil Cabdi Jimcaale
7. Maxamed Cabdullaahi Cismaan Khaarwere
8. Mukhtaar Cali Cismaan Dhiblawe
9. Cabdicasiis Cismaan Axmed Haaraay
10. Fardowso Cali Ciise Qanyare
11. Cabdirisaaq Xuseen Maxamed Absuge
12. Daahir Cumar Faarax

Waxaan u rajaynaynaa dhammaan xildhibaannada in ay noqdaan kuwo u adeega bulshada, ilaaliya danaha dadka ay metelaan, kana shaqeeya horumarka, nabadda iyo midnimada Galmudug.

Hambalyo dhammaan xildhibaannada beesha Murusade!

10/10/2026

Musharax madaxweyne
Mr caano boore oo soo dhaweyn diiran loogu sameeyay qurbaha

09/10/2026

Yaa gobonimo sheegan karo
Murusade
Yaa maatadiisa dhicin
Murusade
Yaa xaqooda dhacsada
Murusade
Yaa mideysan
Muxaafad iyo mucaarad
Mururusade
Yaa dulmiga diido
Murusade

 Waxaa naga maqan labadaan cunug  aad sawirkooda aragtaan oo xataa aan si fiican usheegi karin magacooda iyo magaca fami...
09/10/2026


Waxaa naga maqan labadaan cunug aad sawirkooda aragtaan oo xataa aan si fiican usheegi karin magacooda iyo magaca familkooda waxayna saakay kasoo lumeen Degmada Gubta gaar ahaan Xaafadda Shiraaye.

Cid alaala cidii aragto waxaan si naxariis leh uga codsaneynaa inay ku soo hagaajiyaan numbardaan hoose
0615965048 ama 0615099074 ama
0618524963 ama 0616668974 ama 0618129078

08/10/2026

Hablaha murusade cod karsanaa

05/10/2026

Ileyn sumadaada ma suusho

04/10/2026

Gudoomiyaha Dhalinyarada beesha oo digniin culus u diray
Dad uu ku sheegay inee gadanaayaan masiirka beesha
Ka bogosho wacan

03/10/2026

Idinluhu saluug maleh waa rag sare

03/10/2026

Address

Mogadishu
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midowga Dhalinyarada Beesha Gumcadle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share