16/06/2026
🌙 Hambalyo Sanadka Cusub ee Hijriga 1448 🌙
Aftuder Charity waxay dhammaan ummadda Islaamka ugu hambalyeynaysaa munaasabadda Sanadka Cusub ee Hijriga 1448.
Waxaan Alle SWT ka baryeynaa inuu sannadkan cusub inooga dhigo mid ay ka buuxaan nabad, caafimaad, barwaaqo iyo kheyr badan, isla markaana uu nagu waafajiyo camal suuban iyo u adeegidda bulshada.
Sanadkan khayrkiisa Allaha nagu waafajiyo.
كل عام وأنتم بخير
📲 Kala soco:
Aftuder Charity – U adeegidda bulshada waa himiladeenna.