Masjid Al-Raxma - Ceelqalow

Masjid Al-Raxma - Ceelqalow مرحباً بكم في صفحة مسجد الرحمة عيل قلو. بيت الله الذي يجمعنا على الخير

25/09/2026


Maalinta Jimcaha waa maalin weyn oo fadli leh Waa maalin uu Muslimku fursad u helo inuu qalbigiisa dib u cusboonaysiiyo,...
11/09/2026

Maalinta Jimcaha waa maalin weyn oo fadli leh Waa maalin uu Muslimku fursad u helo inuu qalbigiisa dib u cusboonaysiiyo, Alle u dhowaado, kana faa’iidaysto camallo wanaagsan.
Waxaa habboon lagu Dadaalo maalinta Jimcaha lana badiyo
1- saliga Nabiga ﷺ
2- la akhriyo Suuratul Kahf,
3- la sameeyo duco badan, laguna dadaalo salaadda Jimcaha iyo dhageysiga khudbadda.
☎️ Ku biir group masjidka 👇
https://chat.whatsapp.com/EG1TSxxFCc96qjCZN7C0Vp?I

Masjidka Al-Raxma Ceelqalow, Culusow - Degmada Wadajir𝗞𝗵𝘂𝗱𝗯𝗮𝗱𝗮 𝗝𝗶𝗺𝗰𝗮𝗵𝗮 Barito haduu Alla yiraahdo waxaa ka akhrin doona:...
10/09/2026

Masjidka Al-Raxma Ceelqalow, Culusow - Degmada Wadajir
𝗞𝗵𝘂𝗱𝗯𝗮𝗱𝗮 𝗝𝗶𝗺𝗰𝗮𝗵𝗮 Barito haduu Alla yiraahdo waxaa ka akhrin doona:-

الشيخ: محمد عبد الله

𝐊𝐚 𝐟𝐚𝐚`𝐢𝐢𝐝𝐞𝐲𝐬𝐢 𝐰𝐚𝐜𝐚𝐧.


10/09/2026

تلاوة كلام الله تجلب الطمأنينة للقلوب وتهدئ النفوس فبهاتطمئن القلوب وتتنزل السكينة والملائكة.
Ustaad: Khalid badri

Masjid Al-Raxma - Ceelqalow
فاجعل لقلبك نصيباً مستمراً من سماع كتاب الله، ليعمر الإيمان صدرك وينير طريقك.

Wax kamid ah waxyabah ayey habontahy in Qofka muslimak ah uu ku Dadaalo malinka jicmah   mubark
04/09/2026

Wax kamid ah waxyabah ayey habontahy in Qofka muslimak ah uu ku Dadaalo malinka jicmah
mubark

Masjidka Al-Raxma Ceelqalow, Culusow- Degmada Wadajir𝗞𝗵𝘂𝗱𝗯𝗮𝗱𝗮 𝗝𝗶𝗺𝗰𝗮𝗵𝗮 Barito haduu Alla yiraahdo waxaa ka akhrin doona:-...
03/09/2026

Masjidka Al-Raxma Ceelqalow, Culusow- Degmada Wadajir
𝗞𝗵𝘂𝗱𝗯𝗮𝗱𝗮 𝗝𝗶𝗺𝗰𝗮𝗵𝗮 Barito haduu Alla yiraahdo waxaa ka akhrin doona:-

الشيخ: أبوبكر سعيد المركاوي

𝐊𝐚 𝐟𝐚𝐚`𝐢𝐢𝐝𝐞𝐲𝐬𝐢 𝐰𝐚𝐜𝐚𝐧.

29/08/2026

Kalimad baraarujin guud Ardeyda dhameystay Dowradii imaam Al- bukhari Sanadkeedii 1-aad
Ustad : Ibrahim Hassan Ali
طوبى لمن جعل فراغه ميداناً للرفعة، وأيامه شواهد على السعي في مرضاتك..🤍

Masjidka Al-Raxma Ceelqalow, Culusow- Degmada Wadajir𝗞𝗵𝘂𝗱𝗯𝗮𝗱𝗮 𝗝𝗶𝗺𝗰𝗮𝗵𝗮 Barito haduu Alla yiraahdo waxaa ka akhrin doona:-...
27/08/2026

Masjidka Al-Raxma Ceelqalow, Culusow- Degmada Wadajir
𝗞𝗵𝘂𝗱𝗯𝗮𝗱𝗮 𝗝𝗶𝗺𝗰𝗮𝗵𝗮 Barito haduu Alla yiraahdo waxaa ka akhrin doona:-

أ/ عبدالوهاب عمر

𝐊𝐚 𝐟𝐚𝐚`𝐢𝐢𝐝𝐞𝐲𝐬𝐢 𝐰𝐚𝐜𝐚𝐧.

Address

Buula Hubeey/Ceelqalow
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Masjid Al-Raxma - Ceelqalow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share