Golaha Ardayda Jaamacadda Zamzam

Golaha Ardayda Jaamacadda Zamzam Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Golaha Ardayda Jaamacadda Zamzam, Community Organization, Mogadishu.

Kulliyadda Business and Management ee Jaamacadda ZamZam ayaa soo qabanqaabisay tababar socday muddo saddex maalmood ah, ...
26/09/2026

Kulliyadda Business and Management ee Jaamacadda ZamZam ayaa soo qabanqaabisay tababar socday muddo saddex maalmood ah, kaas oo diiradda lagu saaray horumarinta aqoonta iyo xirfadaha ganacsi ee ardayda. Tababarka waxaa soo agaasimay Dean-ka Kulliyadda, Abdullahi Abdiaziz Mukhtar, iyadoo qayb muhiim ah uu ka qaatay Guddoomiyaha Golaha Ardayda,Hassan Nour Sabriye Tababarka waxaa bixiyey Ustad Abdullahi Omar, waxaana ka faa’iidaystay ardayda Jaamacadda ZamZam.

Ujeeddada tababarku waxay ahayd in ardayda lagu kobciyo aqoonta ganacsi, xirfadaha iyo hal-abuurka, si ay ugu diyaar garoobaan bilaabista iyo horumarinta ganacsiyo wax-ku-ool ah. Seminar-ka oo cinwaankiisu ahaa “Start and Improve Your Business (SIYB)” ayaa ardayda ka caawiyey inay fahmaan fursadaha, caqabadaha iyo hababka horumarinta ganacsiga.
Golaha Ardayda Jaamacadda Zamzam
Zamzam University of Science and Technology

Golaha Ardayda Jaamacadda Zamzam iyo Soomaali Institute for Financial Development & Advancement (SIFDA) ayaa si wadajir ...
24/09/2026

Golaha Ardayda Jaamacadda Zamzam iyo Soomaali Institute for Financial Development & Advancement (SIFDA) ayaa si wadajir ah u qabtay Seminar cinwaankiisu ahaa:

“Financial Literacy for a Better Future – Understanding Money, Saving & Investment.”

Seminarka waxaa soo jeedisay Ustd. Marian Ali Gobaad, PhD Candidate, Financial Education & Inclusion Specialist, Financial Mentor & Development Analyst.

Seminarku wuxuu diiradda saaray maareynta lacagta, kaydinta iyo maalgelinta, iyadoo ardaydu heleen aqoon muhiim u ah dhisidda mustaqbal dhaqaale oo wanaagsan.





Golaha Ardayda Jaamacadda Zamzam iyo Soomaaliya Institute for Financial Development & Advancement (SIFDA) waxay idinku m...
19/09/2026

Golaha Ardayda Jaamacadda Zamzam iyo Soomaaliya Institute for Financial Development & Advancement (SIFDA) waxay idinku martiqaadayaan barnaamij aqooneed oo cinwaankiisu yahay:

Financial Literacy for a Better Future:
Understanding Money, Saving & Investment

Soo jeedin:
Marian Ali Gobaad
PhD Candidate – Financial Education & Inclusion
Financial Mentor & Development Analyst

📅 Taariikh: 21 September 2026
⏰ Waqtiga: 3:00 PM
📍 Goobta: Zamzam University – Campus-ka Zoobe

Ka faa’iidayso fursaddan qiimaha leh!
Waxaan ku dhiirrigelinaynaa dhammaan dhalinyarada, ardayda iyo cid kasta oo danaynaysa horumarinta aqoontooda maaliyadeed inay kasoo qaybgalaan barnaamijkan, si ay u helaan faham wanaagsan oo ku saabsan maareynta lacagta, kaydinta iyo maalgashiga.
Golaha Ardayda Jaamacadda Zamzam

14/09/2026
Seminar Muhiim ah oo ka dhacay Jaamacadda ZamZam university Campus Ka  Qaybta Zoobe Guddoomiyaha Golaha Ardayda Jaamacad...
08/09/2026

Seminar Muhiim ah oo ka dhacay Jaamacadda ZamZam university Campus Ka Qaybta Zoobe

Guddoomiyaha Golaha Ardayda Jaamacadda ZamZam Hassan Nour Sabriyeayaa u qabtay ardayda Jaamacadda seminar cinwaankiisu ahaa “Personal Career and Strategic Planning”, kaas oo si weyn uga faa’iideysteen ardayda Jaamacadda.

Seminarka waxaa soo jeediyay Ustaad Abdullahi Abdulaziz muktar, oo ah Dean-ka Faculty of Business and Management.

Waxaan si gaar ah ugu mahadcelineynaa Ustaad Abdullahi waqtiga uu u huray ardayda iyo aqoonta qiimaha leh ee uu la wadaagay, taas oo qayb muhiim ah ka ah horumarinta iyo qorsheynta mustaqbalka ardayda Jaamacadda ZamZam.

📢 Seminar: Personal Career & Strategic PlanningMa leedahay yoolal cad oo ku saabsan mustaqbalkaaga shaqo iyo horumarkaag...
05/09/2026

📢 Seminar: Personal Career & Strategic Planning

Ma leedahay yoolal cad oo ku saabsan mustaqbalkaaga shaqo iyo horumarkaaga?

Ka qaybqaado seminar-kan oo aad ku baran doonto sida loo dejiyo yoolal xirfadeed, loo qorsheeyo tallaabooyinka lagu gaari karo, loona dhiso mustaqbal shaqo oo guul leh.

🗣️ Hadal-hayaha: Abdullahi AbdiAziz Mukhtar, Dean Faculty of Business and Management
🕑 2:00 PM Galabnimo
📍 Jaamacadda ZamZam – Qaybta Zoobe

Horumarkaaga wuxuu ka bilaabmaa qorshe cad. Ha sugin fursadda — qorshee, diyaargarow, oo samee mustaqbalka aad rabto. 🚀

Guddoomiyaha Golaha Ardayda Zamzam University Hassan Nour Sabriye ayaa si diirran ugu soo dhaweeyay Buudka Jaamacadda ee...
01/09/2026

Guddoomiyaha Golaha Ardayda Zamzam University Hassan Nour Sabriye ayaa si diirran ugu soo dhaweeyay Buudka Jaamacadda ee Bandhigga Kobac Expo 2026 Midowga Guddoomiyeyaasha Ardayda Jaamacadaha Gobolka Banaadir.

Booqashadan ayaa muujinaysa muhiimadda ay leedahay xoojinta xiriirka, wada-shaqeynta iyo is-dhaafsiga khibradaha ee u dhexeeya golayaasha ardayda jaamacadaha, si loo kobciyo doorka hoggaamineed ee ardayda iyo horumarinta waxbarashada sare.

Golaha Ardada Jamacada Zamzam University



31/08/2026

Waxa maalinti 2aad qayb ka nahay bandhiga
#2026 oo ka dhacayo beerta Banadir
jamacada zamzam

Waxa aan manta ka qeyb galnay Bandhigga Waxbarashada KOBAC 2026, halkaas oo aan ardayda kula wadaagnay macluumaad muhiim...
30/08/2026

Waxa aan manta ka qeyb galnay Bandhigga Waxbarashada KOBAC 2026, halkaas oo aan ardayda kula wadaagnay macluumaad muhiim ah oo ku saabsan fursadaha waxbarasho iyo mustaqbalka wanaagsan ee ay heli karaan marka ay na doortaan.

22/08/2026

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Golaha Ardayda Jaamacadda Zamzam posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share