15/12/2025
🌍 KA QAYBGAL DOOD MUHIIM AH OO KU SAABSAN ISBEDDELKA CIMILADA 🌱
Waxaa si wadajir ah u soo qabanqaabiyay
I ACT Italy – IRENA Action for Climate Toolkit
iyo
🌿 Somali Youth Movement for Environmental Sustainability (SYMEES)
Dooddan waxay diiradda saari doontaa “Dispelling Common Myths of Climate Change” – burburinta fikradaha khaldan ee laga aaminsan yahay isbeddelka cimilada, iyadoo la xoojinayo hal-abuurnimada dhalinyarada iyo adkeysiga cimilada.
🎤 Soo jeedinaya:
Mr. Abdullahi Farah
– Master’s Degree in Environmental Science
– Master’s Degree in Educational Management
📅 Taariikh: Talaado, 16-ka December 2025
⏰ Waqti: 9:00 AM – 11:00 AMm
📍 Goobta:Jaamacdda Umadda Soomaliyeed Faraca Puntland ee Baran.
🎯 Ujeeddooyinka Kulanka:
• In la saxo fahamka qaldan ee isbeddelka cimilada
• In la xoojiyo kaalinta dhalinyarada ee xalalka cimilada
• In kor loo qaado wacyiga deegaanka iyo adkeysiga
🌐 www.SomaliYouthMovementforEnvironmentalSustainability.com
Ha seegin fursaddan aqoon iyo wacyigelin leh 💚
Wadaag | Ka Qaybgal | Ka Faa’iidayso