Al-hatimy Clothes

  • Home
  • Al-hatimy Clothes

Al-hatimy Clothes Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Al-hatimy Clothes, Nonprofit Organization, .

Waxaan sanadkaan idiin keenay Dharka ciida weliba kuwooda ugu tayada wanaagsan kuna hel qiima jabanMacawiisShaalCimaamad...
06/03/2026

Waxaan sanadkaan idiin keenay Dharka ciida weliba kuwooda ugu tayada wanaagsan kuna hel qiima jaban
Macawiis
Shaal
Cimaamad iyo
Fargal aad u quruxbadan

Nagala soo xiriir
+252619642434
WhastApp +7722187370

25/05/2022

waxay mahadi u sugnaatay Allah SWT OO Maanta oo ay tariiqdu ku beegantahay 25/5/2022 Si nabad ah nowgu soo dhameeyay guud ahaan imtixankii ugu dambeyay ee sanad dugsiyedka 22021-2022
Waxaan guud ahaan ardayda fadalada kala duwan u rajeyneynaa natiijo qurxoon oo ku farxaan

04/03/2022

Waxaa malinta arbacda aheyd oku beegneed 2/3/2022
Tartankii u dhexeeyay fasalada dugsiga house dhexe iyo sare ee ayaa soo gaaray qeybihii ugu dambeyay
Waxaana tartanka semi-finalka usoo baxay fasalada kala ah
Fasalka: 3aad
Fasalka: 6aad
Fasalka: 8aad

01/01/2022

Waxaan manta ciyaarnay tartanka kubada gacanta ee iskuulada oo ay qabaneysay Somali Handball federation
Waxaana ku badinay 31

24/12/2021

Ugu horeyn waxaa mahad iska leh Allah S.W.T.C
Waxaa farxad weyn inuu ah in aan ka qeyb galno horyaalka ciyaaraha kubada gacanta ee xeebaha lagu ciyaaro oo ay taaba galineysan
Waxaana ku guleysanay inan qaadno koobka kubada gacanat ee xeebaha (Beach handball)
WAaxaa kaloo mahad celinayaa ciyaartoyda kooxdw dugsiga oo runtii dadaal badan mujiyeen
Hambalyo Hambalyo Hambalyo

Address


Telephone

+252619115041

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-hatimy Clothes posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Al-hatimy Clothes:

  • Want your organization to be the top-listed Non Profit Organization?

Share