16/07/2025
U fiirso tirooyinkan!!
Holland waxay leedahay 2 milyan sac ๐, waxayna u dhoofisaa caanahaas adduunka oo dhan...
Sudan waxay leedahay 8 milyan oo sac ๐, haddana dadkeedu waa faqiir...
Xitaa waxay ka soo dhoofsataa caano iyo farmaajo ๐ฅ๐ง Holland, oo qiimahoodu gaarayo $100 milyan sanadkii.
Dhulka daaqsinka ah ee Suudaan ๐ธ๐ฉ wuxuu afar jibaar ka weyn dhulka Holland ๐ฑ๐บ...
Haddana dakhliga ay Holland ๐ฎ kasoo xareeyaan caanaha (14 bilyan USD) waa ku dhowaad nus miisaaniyadda Sudan oo ah 24 bilyan USD.
๐ Farsamada maamulka ๐จโ๐ผ... waa ka muhiimsan tahay lahaanshaha khayraadka.!!!