27/12/2025
๐ฎ๐ฒ ๐๐ฒ๐ฐ๐ฒ๐บ๐ฏ๐ฒ๐ฟ ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฑ, ๐ ๐ผ๐ด๐ฎ๐ฑ๐ถ๐๐ต๐ ๐ฆ๐ผ๐บ๐ฎ๐น๐ถ๐ฎ
Agaasimaha waaxda Cilmi-baarista ee Mac'hadka Daraasaadka Nabadda iyo Dib- uheshiinta ๐๐๐ก๐๐๐๐๐ก๐๐ฎ Mudane Ibrahim Abdulkadir Ali Ibraahim Tรปrkรฎsh aya ka qayb galay xafladda Haabeenka Cilmi baarayaasha Soomaaliyeed oo ay soo agaasimeyn Ururka Cilmi baarayaasha Soomaaliyeed ee Somali Researchers Association (SRA) taasoo sandkii labaad lagu qabtay magaalada Mogadishu.
Xafladan ayaa la isugu keenay dhamaan bahda cilmi-baarayaasha soomaaliyeed ee si joogta ah Cilmi-baarista uga saameeya Soomaaliya, Iyadoo halkaaas lagu falanqeeeyey cilmi-baaristii sanadkan sii dhamaanaya ee 2025, natiijooyinkii kasoo baxay, iyo talabixiinta aysoo jeediyeen Cilmi- baarayashu, Sidoo kale Cilmi-baarasha ayaa ka dooday ciwaanada ama meelaha muhiimka ay tahay in Cilmi-baarista sanadka soo socda ee 2026 xoogga lagu saaro.
Ugu dambeyntii agaasimaha ayaa ka gudoomay Ururka (SRA) Shahaado sharaf uu ku muteystay kaalinta uu kulaha cilmibaarista sandka 2025.