12/06/2026
Waxaa la qaban doonaa Made in Somalia Expo 2026, bandhig weyn oo lagu soo bandhigi doono wax-soo-saarka, hal-abuurka iyo ganacsiyada Soomaaliyeed.
Taageer wax-soo-saarka gudaha, kobci dhaqaalaha dalka.