Midnimo &Wadajir Asharaaf

Midnimo &Wadajir Asharaaf Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Midnimo &Wadajir Asharaaf, Community Organization, xuseenjimaale@gmail. com, Mogadishu.

إنا لله وإنا إليه راجعون  إن الله ما أخذ وله ما أعطى وكل شي ء عنده  باجل مسى أللهم إغفر له وارحمه وعافه واعف عنه وأكرم ن...
02/08/2026

إنا لله وإنا إليه راجعون إن الله ما أخذ وله ما أعطى وكل شي ء عنده باجل مسى أللهم إغفر له وارحمه وعافه واعف عنه وأكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من خطاياه والذنوب كما ينقي الثوب الأبيض من الدنس اللهم امين أللهم أبدله دارا خيرا من داره وأهلا خيرا من أهله وادخله الجنة بغير حساب أللهم أمين ilaahay ha unaxriisto walkeena Aaden shariif ibarhim maxamed hassan ( Aadan carab qabrigiisa waasac ha uga dhigo
Waxaan halkan tacsiya tiirayo leh ugu direynaa Ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxey wallkeen gaar ahaan hooyo muslimo ibaraahim iyo caruuryeeda samir iyo iimaan ilaahay ha idinka siiyo Aadan

Midnimo &Wadajir Asharaaf
07/07/2026

Midnimo &Wadajir Asharaaf

إنا لله وإنا إليه راجعون .إنّا لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده بأجلٍ مسمّى.Ilaahay ha u naxariisto ustaad Nuur Shari...
05/07/2026

إنا لله وإنا إليه راجعون .

إنّا لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده بأجلٍ
مسمّى.

Ilaahay ha u naxariisto ustaad Nuur Sharif Ibrahim oo mardhaw ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.

Eebbe qabrigiisa ha u waasiciyo, kitaabkiisana midigta ha ka siiyo, hana uga dhigo hoy iyo nuur joogto ah.

Waxaan Eebbe ka baryeynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo qoyska, ehelada, asxaabta iyo intii jeclayd.
Waxaan Leenahy ilaahay janatul firdowsa haka waraabiyo

24/06/2026

I got over 30 reactions on one of my posts last week! Thanks everyone for your support! 🎉

KULAN BARAKEYSAN OO soodhowen ahBaydhabo 21-04-2026.Gudoomiyaha guud Ee  dhalinyarada midnimo&wadajir mudane xuseen Yusu...
22/04/2026

KULAN BARAKEYSAN OO soodhowen ah
Baydhabo 21-04-2026.Gudoomiyaha guud Ee dhalinyarada midnimo&wadajir mudane xuseen Yusuf Ibrahim oo ay wehelinayaan qaar Ka mid ah dhalinyarada Iyo xubnaha midnimo &wadajir waxaan Kulan Miro dhal ah iyo soodhowen la yeelanay Haldoorkeenii prof Abukar Al-badri isagoona Nagu dhiiragaliyey inaan adkeyno magaca aan xambaarsanahay Ee Asharaaf
Run ahaantii prof Abukar Al-badri waxaan Ka faa'iidnay Aqoontiisa Iyo waayo Aragnimadiisa isagoona Nagu Amaanay sida aan iskugu duubanahay kulankaan 1aad uu noo noqdo dhiirigalin
Ugu danbeyn Prof Abukar Al-badri wuxuu noo ballan qaaday inuu mar kasta Nagu garab istaagi doonno Horumarka dhalinyarada Iyo guud ahaan beel weynta Asharaaf
Wabillaahi towfiiq

16/01/2026

JUMCA MUBARAK

Address

Xuseenjimaale@gmail. Com
Mogadishu
[email protected]

Telephone

+252615049414

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midnimo &Wadajir Asharaaf posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Midnimo &Wadajir Asharaaf:

Shortcuts

Share