16/07/2026
Dhir beeristu waa maalgashi lagu sameynayo mustaqbalka Soomaaliya.
Somali Nature Foundation โ SONAFO waxay soo dhaweyneysaa iskaashiga bulshooyinka Soomaaliyeed, hayโadaha dowliga ah, ururrada bulshada rayidka ah, iyo hayโadaha caalamiga ah.