28/07/2026
FURSADDA DEEQDA WAXBARASHO 🎓
Ma tahay arday leh himilo iyo hammi aad ku gaarto mustaqbal ifaya?
Nile Foundation waxay kuu haysaa fursad deeq waxbarasho oo kaa caawinaysa horumarinta aqoontaada iyo xirfadahaaga.
âś… Deeq waxbarasho
âś… Taageero waxbarasho
âś… Fursad horumar shaqsiyeed
âś… Mustaqbal wanaagsan
Ha seegin fursaddan qiimaha leh.
📝 Codsiga ka buuxi link-ga ama QR Code-ka ku lifaaqan.
https://forms.gle/S6MM5k4tKiAq5gg49
"Waxbarashadu waa furaha guusha iyo horumarka."
Food and Agriculture Organization of the United Nations (FAO)