Somali Youth Union Organization

Somali Youth Union Organization This is the Official page of Somali Youth Union Organization (S.Y.U Org.)

Hay'adda Somali Youth Union Organization waxay dhamaan ugu hambalyeynaysaa dhalinyarada soomaliyed ee sida   ka ugu shaq...
05/12/2024

Hay'adda Somali Youth Union Organization waxay dhamaan ugu hambalyeynaysaa dhalinyarada soomaliyed ee sida ka ugu shaqeysa Dalkooda Maalintan Caalamiga ah ee 5th December oo sanad waliba laga xuso caalamka.

Hay'adda Somali Youth Union Organization waxay Hambalyo u diraysaa Guud ahaan Ururada Naafada Aduunka Gaar ahaan Naafada...
03/12/2024

Hay'adda Somali Youth Union Organization waxay Hambalyo u diraysaa Guud ahaan Ururada Naafada Aduunka Gaar ahaan Naafada Soomaliyed oo Maanta Dunida u asteesay in caalamka laga xuso Maalinta weyn ee Naafada Aduunka
3rd December.

International Day With Disabilities People.

Isku duubnida Haweenka iyo Ragga waxay dhalisaa Midnimo, wadajir iyo nabad naas la nuugo  leh.
27/11/2024

Isku duubnida Haweenka iyo Ragga waxay dhalisaa Midnimo, wadajir iyo nabad naas la nuugo leh.

Mid ka mid ah howl-wadeenada Hay'adda oo ku howlan Diyaarinta istaraatiijiyada Midnimada Dhalinyarada Soomaliyed.
11/11/2024

Mid ka mid ah howl-wadeenada Hay'adda oo ku howlan Diyaarinta istaraatiijiyada Midnimada Dhalinyarada Soomaliyed.

09/11/2024

Fahamka dhalinyarnimo iyo fursad-siintooda waa halbeega lagu cabiro h**e u socodka dowladnimo.

Gudoomiye Maxamed Mahad Maxamed iyo Agaasime Ali Noor Farah

Khamiis 07/11/2024 Gudoomiyaha Hay'adda Mideynta Dhalinyarada Soomaliyed Mudane Maxamed Mahad Maxamed oo uu wehliyo Agaa...
07/11/2024

Khamiis 07/11/2024
Gudoomiyaha Hay'adda Mideynta Dhalinyarada Soomaliyed Mudane Maxamed Mahad Maxamed oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Hay'adda Mudane Ali Noor Farah ayaa Galabta kulan booqasho iyo is xogwareysi ah uga tagay Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga Hirshabeelle Mudane Aynte.

Mid ka mid ah Xubnaha bud-dhigga u ah fulinta Howlaha baaxada weyn ee Mideynta Dhalinyarada Soomaliyed.
06/11/2024

Mid ka mid ah Xubnaha bud-dhigga u ah fulinta Howlaha baaxada weyn ee Mideynta Dhalinyarada Soomaliyed.

Doorka Haweenka iyo Midnimada
04/11/2024

Doorka Haweenka iyo Midnimada

03/11/2024

Ka shaqeynta Midnimada iyo wadajirka Dhalinyarada Soomaliyed waajib Muqaddas ah baa inaga wada saaran dhalinyaro.

Xubnaha Hay'adda Somali Youth Union Organization oo ka qeyb galay Maalinta 2aad ee shirweynaha 5aad Ee Hogaanka iyo Hal-...
31/10/2024

Xubnaha Hay'adda Somali Youth Union Organization oo ka qeyb galay Maalinta 2aad ee shirweynaha 5aad Ee Hogaanka iyo Hal-abuurka Dhalinyarada Soomaliyed 2024.

Xubnaha Hay'adda Somali Youth Union Organization oo ka qeyb galay Maalinta 1aad ee shirweynaha 5aad Ee Hogaanka iyo Hal-...
30/10/2024

Xubnaha Hay'adda Somali Youth Union Organization oo ka qeyb galay Maalinta 1aad ee shirweynaha 5aad Ee Hogaanka iyo Hal-abuurka Dhalinyarada Soomaliyed 2024.

Shirweynaha 5 ee Hogaanka iyo Hal-abuurka Dhalinyarada iyo ka qeyb galka xubnaha Hay'adda Somali Youth Union Organizatio...
29/10/2024

Shirweynaha 5 ee Hogaanka iyo Hal-abuurka Dhalinyarada iyo ka qeyb galka xubnaha Hay'adda Somali Youth Union Organization 30/31 /10/2024

Address

Street 21st October, Waberi District
Mogadishu

Telephone

+252612426133

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Youth Union Organization posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Somali Youth Union Organization:

Share