Ururka Dhalanyaradda B Mashuunguli

Ururka Dhalanyaradda B Mashuunguli Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ururka Dhalanyaradda B Mashuunguli, Community Center, Mogadishu.

Muwaadiniinta kasoo jeedda Qarada madow ee Afrika looguma baahna Dalku gal -ka Elektiriga ah Marka laga reebo Soomaaliya...
22/01/2025

Muwaadiniinta kasoo jeedda Qarada madow ee Afrika looguma baahna Dalku gal -ka Elektiriga ah Marka laga reebo Soomaaliya iyo Libya.

Ayaga viisa la'aan dalka masoo geli karaan.

Hello Birmadde are u there ??.

~Wiliam Ruto, President of Kenya.

TACSI:Waxaa manta Magaalada JOWHAR  ku geeriyooday Suldaanka Guud ee Beelaha 6-da SHIIDLE, Allaha ha u naxariistee SULDA...
24/04/2024

TACSI:
Waxaa manta Magaalada JOWHAR ku geeriyooday Suldaanka Guud ee Beelaha 6-da SHIIDLE, Allaha ha u naxariistee SULDAAN AXMED RASHIID SHEEKH SHUCEYB.

Jowhar 24 April 2024

WARMURTIYEEDKA SHIRWEYNAHA WADATASHIGA BEELAHA JAREERWEYNE- 10 MAARSO 2024. Shirweynaha Wadatashiga Beelaha Jareerweyne ...
10/03/2024

WARMURTIYEEDKA SHIRWEYNAHA WADATASHIGA BEELAHA JAREERWEYNE- 10 MAARSO 2024.

Shirweynaha Wadatashiga Beelaha Jareerweyne oo maanta lagu soo af-meeray Magaalada Muqdisho, Shirkaanni waxaa ka qeeb ahaa, Siyaasiyaasinta, Dhaqanka, Ururadda dhalanyaradda, Aqoonyahanadda iyo Haweenka beelaha Jareer Weyne.

Shirkaani ayaa maalmihii lasoo dhaafay ka socday magaaladda muqdisho, waxaana maanta lagu dhawaaqay warmurtiyeed taabana dhinacyo kale duwan sida Siyaasadda Arimaha Bulshada iyo Dhaqaalaha.

Wabilaahi Towfiiq.

Shirka wadatashiga Beelaha Jareer weyne ayaa manta lagu Gabagabeeyay magaaladda Muqdisho, Afrik hotel.Midnimo iyo Horuma...
10/03/2024

Shirka wadatashiga Beelaha Jareer weyne ayaa manta lagu Gabagabeeyay magaaladda Muqdisho, Afrik hotel.

Midnimo iyo Horumar incha Allah .

Allah ha u naxariistee Suldaan  Haaruun Xaaji Khamiis oo xaley geeriyooday, goor dhowna lagu aasay magaalada Kismaayo. W...
10/03/2024

Allah ha u naxariistee Suldaan Haaruun Xaaji Khamiis oo xaley geeriyooday, goor dhowna lagu aasay magaalada Kismaayo. Wuxuu qeyb weyn ka qaatey nabadaynta iyo dib u heshiisiinta Beelaha jareerweyen ee Kismaayo.

H.E Minister of MOI Daud Aweis in EAC, Tanzania 🇹🇿.A man of Action not words .
05/03/2024

H.E Minister of MOI Daud Aweis in EAC, Tanzania 🇹🇿.

A man of Action not words .

20/11/2023

DEG DEG Xaalada shacabka ku nool Degmada Jamaame iyo nawaaxigeeda.

Wararka laga helayo Degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in Fatahaad xooggan aay ka dhacday ka dib markii Wabiga Jubba uu ku fatahay 24kii saac ee la soo dhaafay.
Meelaha sida daran Wabiga Jubba ugu fatahay ayaa waxaa ka mid ah.
1-Kabsuuma.
2-Munganbow
3-Mashaqo
4-Miiguwa
5-Fagaan
6-Labadaadka
7-Maanmufo
8-Beled-raxma
9-Koban
10-Bangeeni yarey
11-Buulo eege
12-Bandarjadiid
13-Malaayley
14-Niireey
15-Araara
16-Bangeeni
17-Jamaame
Shacabkii ku noolaa deegaanada aan soo xusnay ayaa waxay iskuugu tageen Degmada Jamaame iyo Bangeeni oo xiligaas Fatahadaa ka cayntay lkn hadda ayaa Jamaaame iyo Bangeeni si xowli ah Wabiga ugu fatahay go`doona galiyay xaalada ayaa maraysa Allow sahal.

General Salah Mkomwa1977.
20/11/2023

General Salah Mkomwa1977.

Waxa aan xaq u leenahay in aan soo bandhigno afkaartenna ee berito yaan la baaqsan.Isku soo baxa berito wuu jiraa incha ...
26/08/2023

Waxa aan xaq u leenahay in aan soo bandhigno afkaartenna ee berito yaan la baaqsan.

Isku soo baxa berito wuu jiraa incha Allah.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka Dhalanyaradda B Mashuunguli posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share