Somali Orthopedic Association

Somali Orthopedic Association SOA is a Professional Association aiming to improve Musculoskeletal care in Somalia

πŸ“’ First Call for Abstract SubmissionConference theme: β€œBridging the Gap in Orthopedic Care in Somalia.”Ururka Dhakhaatii...
07/08/2026

πŸ“’ First Call for Abstract Submission

Conference theme: β€œBridging the Gap in Orthopedic Care in Somalia.”

Ururka Dhakhaatiirta Lafaha Soomaaliyeed (SOA) wuxuu ku casuumayaa dhakhaatiirta, cilmi-baarayaasha, khubarada iyo bahda caafimaadka inay soo gudbiyaan abstract-yadooda si ay uga qayb qaataan shirka sannadlaha ah ee SOA.

πŸ“… Abstract Submission: 8 August 2026 – 20 August 2026
πŸ”— Submit your abstract: https://somortho.org/congress/abstract-submission-2026/

πŸ“… Taariikhda Shirka: 10 September 2026

La soco bogagga rasmiga ah ee SOA si aad u hesho wararka iyo faahfaahinta la xiriirta shirka.

πŸ“§ [email protected]
🌐 www.somortho.org





05/08/2026

Waxaa si rasmi ah shaacineynaa qabsoomidda 3rd Scientific Conference & 5th Annual General Assembly ee Ururka Dhakhaatiirta Lafaha Soomaaliyeed (SOA).

Guddoomiyaha Guddiga Qabanqaabada, Dr. Abdishakor Mohamud Ahmed, wuxuu ku casuumayaa dhammaan dhakhaatiirta lafaha, xirfadlayaasha caafimaadka, cilmi-baarayaasha iyo daneeyayaasha inay ka soo qayb galaan shirkan muhiimka ah ee lagu qaban doono 10-ka Sebteembar , magaalada Muqdisho.

Shirkan wuxuu noqon doonaa madal lagu wadaago aqoon, lagu soo bandhigo cilmi-baarisyo cusub, laguna xoojiyo iskaashiga bahda caafimaadka lafaha ee Soomaaliya.

La soco bogagga rasmiga ah ee SOA si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay iyo faahfaahinta shirka.

Halkudhigga 3rd Scientific Conference and 5th Annual General Assembly ee sannadkaan: β€œBridging the Gap in Orthopedic Car...
03/08/2026

Halkudhigga 3rd Scientific Conference and 5th Annual General Assembly ee sannadkaan: β€œBridging the Gap in Orthopedic Care in Somalia”

Shirku wuxuu magaalada Muqdisho ka qabsoomi doonaa 10-ka Sebteembar 2026, wuxuuna kulmin doonaa dhakhaatiirta, khubarada iyo bahda caafimaadka lafaha si ay isu dhaafsadaan aqoon, waayo-aragnimo, cilmi-baaris iyo horumarrada cusub ee daryeelka lafaha.

Ujeeddadu waa in si wadajir ah looga shaqeeyo horumarinta iyo baahinta adeegyada caafimaadka lafaha ee Soomaaliya.

La soco bogagga rasmiga ah ee SOA si aad u hesho wararka iyo faahfaahinta la xiriirta shirka.

πŸ“§ [email protected]





Ururka Dhakhaatiirta Lafaha Soomaaliyeed (SOA) wuxuu si rasmi ah u soo bandhigayaa Guddiga Qabanqaabada  3rd Scientific ...
30/07/2026

Ururka Dhakhaatiirta Lafaha Soomaaliyeed (SOA) wuxuu si rasmi ah u soo bandhigayaa Guddiga Qabanqaabada 3rd Scientific Conference and 5th Annual General Assembly kaasoo 10-ka Sebteembar 2026 lagu qaban doono magaalada Muqdisho.

Guddiga waxaa guddoomiye u ah Dr. Abdishakor Mohamud Ahmed, waxaana xubno ka ah Dr. Mohamed Abdullahi Abdi (Dr. Barre), Dr. Ashraf Mahmud Faran, Dr. Ali Ahmed Mohamed (Ali Adeis) iyo Dr. Osman Mohamed Abdulkarim Hidig.

Shirkaan wuxuu kulmin doonaa dhakhaatiirta iyo khubarada caafimaadka lafaha, si ay isu dhaafsadaan aqoon, waayo-aragnimo iyo horumarrada cusub ee caafimaadka lafaha.

Halkaan kala soco warbixinada ku saabsan SOA Conference 2026.





Shirweynaha Ururka dhakhaatiirta Lafaha ee soomaaliyeed ayaa sanadkiisa 3aad ka dhacaya magaalada muqdisho. nala socda. ...
29/07/2026

Shirweynaha Ururka dhakhaatiirta Lafaha ee soomaaliyeed ayaa sanadkiisa 3aad ka dhacaya magaalada muqdisho. nala socda.





Waxaa faxad wayn inoo ah in Qaar kamid ah dhakhaatiirta Lafaha ay hormuud u ahaayeen ababulka iyo qabsoomida shirka INTE...
12/04/2026

Waxaa faxad wayn inoo ah in Qaar kamid ah dhakhaatiirta Lafaha ay hormuud u ahaayeen ababulka iyo qabsoomida shirka INTERNATIONAL SOMALI MEDICAL CONGRESS oo lagu soo gaba gabeeyay magaalada Mogadishu.

Ururka Dhakhaatiirta Lafaha Soomaaliya wuxuu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Dr.Saciid Aadan Cadde iyo dhamaan qoyska reer...
10/02/2026

Ururka Dhakhaatiirta Lafaha Soomaaliya wuxuu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Dr.Saciid Aadan Cadde iyo dhamaan qoyska reer Aadan Cadde geerida ku timid Marxuum Dr.Cumar Aadan Cadde.

Waxaan Allah uga baryeynaynaa inuu marxuumka Janatul Fardowsa ka waraabiyo, Sabar iyo iimaana ka siiyo qoyska iyo qaraabada. Aamiin.

π‰πˆπŒπ‚π€ πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ.,
18/12/2025

π‰πˆπŒπ‚π€ πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ.,

Address

Taleex Streat
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Orthopedic Association posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Somali Orthopedic Association:

Shortcuts

Share