30/10/2022
DULMI WADE: MAXAA MOWLIID PART 1:
Maxaa mowliid waa shaqsi kasoo jeeda beelweynta agoonyare oo ka tirsan abgaal sida xogaha sheegayaan group of Mavio ee beeshaas hortaagan ayuu ka tirsanyahay, waana shaqsi aad u garanayaa jarta iyo dabeesha halka ay jirto asagoo marba shaatiga badasha.
Waxuu aaad usoo muuqday 2012 ilaa 2017kii dowladdii xasan sh , xilligaas oo qeyb kamdi ah dowladdaasi ka tirsanaa.
Iminka waxuu ka tirsan yahay Group of Mavio oo muuqaalka aan soo dhignay ayuu qeyb ka ahaa, waana group cusub oo qorshaha uu yahay in 4taan sano ee xasan shiikh lagu afduubto beesha agoonyare gaabane asagoo caan ku ah la dagaalanka fikradaha aqoonyahanka iyo ku shaqeynta dadka aragtida gaaban asagoo kaga faa'iidaysanaya hanti uu shaqeeyay xilligii xasan sh.
Waxaan idiin soo gudbin doonnaa xilligaasi halka halka uu ka shaqeyn jiray, guryaha uu ka dhistay hantidaas, qaabka uu ku helay, group yaddii uu ka tirsanaan jiray iyo hada qorshahiisa sida uu yahay.
Hadaba la soco MAXAA MOLIID IYO PART 2 !!!!